DAAWO:Xarun reer galbeedka ku leeyihiin Muqdisho oo carruurta yar yar lagu qasho waxaa sidaas yiri Xildhibaan…. | Afrikada

DAAWO:Xarun reer galbeedka ku leeyihiin Muqdisho oo carruurta yar yar lagu qasho waxaa sidaas yiri Xildhibaan….

Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Cabdi Bare oo kamid ah xildhibaanadii hore ee barlamaanka golaha shacabka haatana kamid ah siyaasihiinta sida weyn oga soo horjeydo madaxda dalka.

Cabdi Bare oo waraysi sinaaye mid kamid ah Tv-yada soomaalida ayaa sheegay in loosoo diray muqaal argagax leh kasoo ka muuqdaan caruur soomaaliyeed oo lagu qalanaayo xarunta xalane.

HALKAAN HOOSE RIIX KA DAAWO MUUQAAL NAXDIN BADAN:

Xalane ayaa ah goob degaan iyo shaqo u ah safaaradaha iyo diblamasiyiin reer galbeed ah wallow aan dowlada soomaaliya aan ka jawaabin hadalka xildhibaan hore Cabdi Barre.

 

READ MORE:  DAAWO:Farxiyo Fiska Oo laga Xanaajiyay & Difaacii Adduunka R/W Kheyre Waa Ina Adeerkay 'Waryaa Alteso' Istesso Yaah!!!

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->