Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda oo raali geliyay Shacabka ku hadla luuqada May-ga

Afrikada, Muqdisho: Maxamuud Xayir Ibraahim Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya ayaa raaligalin ka bixiyay jawaab uu dhawaan bixiyay oo ay ka caroodeen Shacabka “May-ga”.

Maanta kulanka golaha shacabka waxaa jooga 156 Xildhibaan, ajendaha waa xisaab xirka dowladda ee 2017.

Guddoomiye Mursal ayaa ugu horeyntii wasiir dowlihii maaliyada u sheegay in golaha hortiisa uu raali gelin ka siiyo shacabkii maayga ku hadla ee uu qadafka ka galay.

Waxaa uu sheegay in hadalkiisa si kale loo fasirtay, islamarkaana uu raalin buuxda uu siinaayo Shacabka ku hadla Lahjadda mayga ka dib markii Su’aal lagu weydiiyay Wasiirka uu sheegay in uusan fahmeyn Lahjadda meyga.

Xildhibaan maxamed fanax oo ahaa Xildhibaankii aan horay Su’aasha looga Jawaabin ayaa Aqbalay raaligelinta uu Bixiyay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda.

READ MORE:  Dowladda Kanada Oo Somaliland Ugu Deeqday Lacag Dhan 10 Milyan Oo Doollar

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Askar Gaysatay Dhac U geysata Dadka Oo maxkamadda Ciidammada la soo taagay
- Oct 22, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Saldhiga degmada Dharkenley ayaa 25ka bishii sagaalaad ee sanadkan u soo gudbiyay ...
AKHRISO:Dowlada Itoobiya & Jabhada ONLF Oo Heshiisyo Nabadeed Ku kala Saxiixday Asmara
- Oct 22, 2018
Afrikada, Muqdisho: Dowlada Itoobiya iyo Jabhada ONLF ayaa maanta magaalada Asmara ee dalka Eritrea ku ...
AKHRISO: Wasaarada Arrimaha Gudaha Soomaaliya Oo War ka soo Saartay Khilaafka Dowlada Dhaxe & Maamul-goboleedyada
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Wasaaradda arirmaha gudaha ee dowlada Federaalka Somalia ayaa War ka soo saartay ...
21 OKTOOBAR: Shacabka Gobolada Waqooyi Ma waxay Ka Dagaalameen Jaad Joojintii, Mise Cadaadis Kacaanka kaga Yimid
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Maanta waxaa afartan iyo sagaal sanno laga joogaa markii ciidanka xooga dalka ...
DHAGEYSO: M/Weyne Xaaf Oo Ku Baaqay In Ciidamo Xoog badan ay Sameystaan Hogaamiye goboleedyada?
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Mamulka Puntland waxaa ka socda Shirka Golaha ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->