Madaxweyne Waare “Sharci ma aha Shir aan Anigu ka maqanahay?” | Afrikada

Madaxweyne Waare “Sharci ma aha Shir aan Anigu ka maqanahay?”

Afrikada, Hirshabeelle: Madaxweynaha Maamulka Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare oo warbaahinta kula hadlayaa Magaalada Jowhar ayaa soo hadal qaaday shirka ay Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada kaasi oo ay hogaamiye goboleedyadu ku balansan yihiin in ay ku yeeshaan Magaalada Garoowe.

Madaxweyna Waare ayaa la sheegay in aan lagu casuumin shirka hogaamiye goboleedyada ee ka furmi doona Garoowe, xilli kal hore uu shaki soo galay xiriirka uu la wadaagayey dhiggiisa hogaamiye goboleedyada.

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa laga deystay casuumaddii shirka Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada. isagoo si careysan u sheegay in uusan sharci ahayn hadii uu isaga ka maqanyahay.

Madaxweynaha Maamulka Hirshabbelle Maxamed Cabdi Waare ayaa soo daliishanaya axdiga maamul goboleedyada u yaal isaga oo ku adkeysanaya in la kala aragti duwanaan karo balse shirka oo isaga laga saaro in ay tahay qiyaano iyo in ay ka dhigan tahay heshiiskii maamul goboleedyada oo burburay.

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO:

READ MORE:  Uganda: "Askar ayaa nalooga laayey Booqashadii M/weyne Farmaajo ee degmada Marka"

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




AKHRISO: 2 Qabiil Oo Doonaya in la rido Xukuumadda Kheyre Iyo Farmaajo?
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Gudoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan waxaa shalay loo ...
Farmaajo Oo ay ka soo Baxday Qiyaanadii iyo XAQII Prof. JAWAARI? Ninkii uu soo magacaabay Oo dhabarka ka toogtay?!! AKHRI YAABKA
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waxaa kacsan xaaladda magaalada Muqdisho iyada oo Mooshinki laga keenay madaxweyne Farmaajo uu ...
DHAGEYSO:-Jahwareerka siyaasadeed ee ka dhex aloosan Madaxda Dowlada.
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Sideed bil oo kaliya ka soo wareegtay markii sidaan oo kale jahwareer siyaasaded ...
Qarax dhimasho geystay oo ka dhacay Garasbaaley, Muqdisho
- Dec 9, 2018
Afrikada, Muqdisho: Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay ayaa ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho gaar ahaan ...
Dowladda Qadar Oo ku gacan Seyrtay Casuumadii Boqor Salmaan
- Dec 9, 2018
Afrikada, Dooxa: Wadanka Qadar wararka ka imaanaya waxa ay sheegayaan in amiirka wadankaasi uu ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->