Madaxweynaha Itoobiya: “Jahawareer ayaa naga heysta hanaanka Xornimo-siinta iyo federaaleynta” | Afrikada

Madaxweynaha Itoobiya: “Jahawareer ayaa naga heysta hanaanka Xornimo-siinta iyo federaaleynta”

Afrikada, Addis Ababa: Wakaaladda wararka ee Xinhua oo soo xiganeysay madaxweynaha Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in Itoobiya ay ku jahawareertay nidaamka xoriyad siinta iyo ismaamulidda shaqsiga iyo gobollada dalkaasi.

Madaxweynaha wadanka Itoobiya Mulatu Teshome ayaa sheegay Isniintii in dalkiisu ku jiro mashaakil laga gudbi la’ yahay oo yaalla inta u dhaxeysa keli talisnimo iyo xornimo.

Mr.Teshome ayaa hadalkan jeediyay xilli colaadaha u dhexeeya qowmiyadaha kala gedisan ee Itoobiya ay khalkhal geliyeen dadaalladii horumarineed ee madaxda dalku sameeyeenayeen muddooyinkii ugu dambeeyay.

Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in dadyow ka badan 70,000 ay guryahooda ka barakaceen sababo la xiriira iska hor imaadyo qowmiyadeed iyo kuwo jinsiga la xiriira oo ragaadiyey dalweynaha Itoobiya.

READ MORE:  DAAWO: Taliyihii Ciidammada Somaliland Oo U Gacan Galay Ciidammada dowladda Puntland

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->