Golaha Runta Iyo Cadaalada Oo Si rasmi ah looga Daahfurey magaalada Nairobi | Afrikada

Golaha Runta Iyo Cadaalada Oo Si rasmi ah looga Daahfurey magaalada Nairobi

Afrikada, Nairobi: Golaha Runta Iyo Cadaadalada ee Puntland ayaa Si Rasmi ah Looga Daahfurey magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Waxaa Ka Horeeyey Daahfurkii Golaha Oo Isna Ka Dhacay Caasimada Puntland Ee Garoowe Axadii aynu Soo Dhaafney, waxaana ay meelo kala duwan looga dhawaaqay ururkaasi iyo howlaha uu qabanayo.

SAWIRADA: 

READ MORE:  DHAGEYSO: Madaxweynaha federaalka Oo Arrimaha AMNIGA Si adag uga hadlay+Shacabka ayaa nagu QASBAYA inaan Wado Walba U furno Al-SHABAAB

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




AKHRISO: 2 Qabiil Oo Doonaya in la rido Xukuumadda Kheyre Iyo Farmaajo?
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Gudoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan waxaa shalay loo ...
Farmaajo Oo ay ka soo Baxday Qiyaanadii iyo XAQII Prof. JAWAARI? Ninkii uu soo magacaabay Oo dhabarka ka toogtay?!! AKHRI YAABKA
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waxaa kacsan xaaladda magaalada Muqdisho iyada oo Mooshinki laga keenay madaxweyne Farmaajo uu ...
DHAGEYSO:-Jahwareerka siyaasadeed ee ka dhex aloosan Madaxda Dowlada.
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Sideed bil oo kaliya ka soo wareegtay markii sidaan oo kale jahwareer siyaasaded ...
Qarax dhimasho geystay oo ka dhacay Garasbaaley, Muqdisho
- Dec 9, 2018
Afrikada, Muqdisho: Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay ayaa ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho gaar ahaan ...
Dowladda Qadar Oo ku gacan Seyrtay Casuumadii Boqor Salmaan
- Dec 9, 2018
Afrikada, Dooxa: Wadanka Qadar wararka ka imaanaya waxa ay sheegayaan in amiirka wadankaasi uu ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->