DHAGEYSO: Wiil dhallinyaro ahaa oo jaceyl dartiis isugu dal-dalay caasimadda Muqdisho | Afrikada

DHAGEYSO: Wiil dhallinyaro ahaa oo jaceyl dartiis isugu dal-dalay caasimadda Muqdisho

Afrikada, Muqdisho:  Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa maanta waxaa ka dhacay fal ay dadka aad uga argagaxeen kadib markii wiil dhalinyaro ahaa uu isku dal dalay degmada Kaxda ee Muqdisho arimo jaceyl aawgiis.

Warar ay heshay warbaahinta caalamiga ah ee AFRIKADA ayaa waxa ay sheegayaan in wiilkaan dhalinyarada ahaa uu isku dilay kadib markii gabar uu jeclaa ay diiday.

Allaha u naxariistee Maxamuud Macalin Siidii ayaa ka mid ahaa dhallinyarada barakacayaasha ee ku sugan waaxda 1-aad degmada Kaxda ee Muqdisho.

Goobjooge goobtaasi ku sugan oo la hadashay warqabadka warbaahinta Muqdisho ayaa faah faahin ka bixisay qaabka uu falkaasi naxdinta leh u dhacay.

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO:

 

 

 

READ MORE:  DAAWO M/weyne Farmaajo Oo Si Xun loo BAHDILAY, Iyadoo DHEXDA LA GASHADAY Luuqad uusan Aqoon lagu kor Camirtay?

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




AKHRISO: 2 Qabiil Oo Doonaya in la rido Xukuumadda Kheyre Iyo Farmaajo?
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Gudoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan waxaa shalay loo ...
Farmaajo Oo ay ka soo Baxday Qiyaanadii iyo XAQII Prof. JAWAARI? Ninkii uu soo magacaabay Oo dhabarka ka toogtay?!! AKHRI YAABKA
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waxaa kacsan xaaladda magaalada Muqdisho iyada oo Mooshinki laga keenay madaxweyne Farmaajo uu ...
DHAGEYSO:-Jahwareerka siyaasadeed ee ka dhex aloosan Madaxda Dowlada.
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Sideed bil oo kaliya ka soo wareegtay markii sidaan oo kale jahwareer siyaasaded ...
Qarax dhimasho geystay oo ka dhacay Garasbaaley, Muqdisho
- Dec 9, 2018
Afrikada, Muqdisho: Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay ayaa ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho gaar ahaan ...
Dowladda Qadar Oo ku gacan Seyrtay Casuumadii Boqor Salmaan
- Dec 9, 2018
Afrikada, Dooxa: Wadanka Qadar wararka ka imaanaya waxa ay sheegayaan in amiirka wadankaasi uu ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->