DHAGEYSO: Maamulka Galmudug Oo ku dhawaaqay tillaabooyin lagu sugayo amniga magaalada Cadaado | Afrikada

DHAGEYSO: Maamulka Galmudug Oo ku dhawaaqay tillaabooyin lagu sugayo amniga magaalada Cadaado

Afrikada, Muqdisho: Wararka aynu ka helayno magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maamulka magaaladaasi ay amar ku soo rogeen magaalada iyada oo laga mamnuucay in shirar siyaasadeed halkaasi lagu qabto.

Gudoomiyaha magaalada Cadaado mudane Cabdi Kariin Maxamed Cilmi ayaa faray qeybaha kala duwan ee Bulshada Cadaado iyo Hey’adaha amniga in Magalada aan lagu qaban karin shirar Siyaasadeed oo aan fasax looga heysan Maamulka.

Amarkaan ayaa yimid kadib markii uu lumay kala dambeyntii magaalada Cadaado taasi oo kaliftay in maamulka magaaladu uu tillaabo sharciga waafaqsan u qaado dhanka sugidda amniga iyo kala dambeynta.

AKHRISO AMARKA LAGU SOO ROGAY MAGAALADA CADAADO:

READ MORE:  WAR-MURTIYEED: Golaha Iskaashiga M/Goboleedyada Oo Soo saaray 15 QODOB oo Xasaasi ah

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




AKHRISO: 2 Qabiil Oo Doonaya in la rido Xukuumadda Kheyre Iyo Farmaajo?
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Gudoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan waxaa shalay loo ...
Farmaajo Oo ay ka soo Baxday Qiyaanadii iyo XAQII Prof. JAWAARI? Ninkii uu soo magacaabay Oo dhabarka ka toogtay?!! AKHRI YAABKA
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waxaa kacsan xaaladda magaalada Muqdisho iyada oo Mooshinki laga keenay madaxweyne Farmaajo uu ...
DHAGEYSO:-Jahwareerka siyaasadeed ee ka dhex aloosan Madaxda Dowlada.
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Sideed bil oo kaliya ka soo wareegtay markii sidaan oo kale jahwareer siyaasaded ...
Qarax dhimasho geystay oo ka dhacay Garasbaaley, Muqdisho
- Dec 9, 2018
Afrikada, Muqdisho: Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay ayaa ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho gaar ahaan ...
Dowladda Qadar Oo ku gacan Seyrtay Casuumadii Boqor Salmaan
- Dec 9, 2018
Afrikada, Dooxa: Wadanka Qadar wararka ka imaanaya waxa ay sheegayaan in amiirka wadankaasi uu ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->