DAAWO SAWIRADA: Sarkaal ka tirsan Dowladda Oo Qarax lala eegtay?

Afrikada, Muqdisho: Sarkaal ka tirsan xukuumadda federaalka ayaa qarax lagula eegtay magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa ahaa mid gaariga miino loogu xiray waxaana uu mas’uulkani ka tirsanaa maamulka sare ee gobolka Banaadir.

Ha yeeshee waxaa gaariga lahaa nin lagu magacaabo Cabdullaahi Daahir oo isagu ka tirsan shaqaalaha dowladda Hoose ee Xamar, iyagoo la sheegay in uu Cabdullaahi weerarkaasi ka badbaaday.

Ciidammada ayaa yimid goobta qaraxu ka dhacay, iyaga oo baaritaanno ka sameeyayg goobta.

SAWIRADA:

READ MORE:  DAAWO Dowladda Farmaajo Oo ku Ceebeysan Turkiga kadib markii dowladdu ka badbadisay Jaceyl ay Sheegtay in ay u Qabto Sacuudiga?

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Askar Gaysatay Dhac U geysata Dadka Oo maxkamadda Ciidammada la soo taagay
- Oct 22, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Saldhiga degmada Dharkenley ayaa 25ka bishii sagaalaad ee sanadkan u soo gudbiyay ...
AKHRISO:Dowlada Itoobiya & Jabhada ONLF Oo Heshiisyo Nabadeed Ku kala Saxiixday Asmara
- Oct 22, 2018
Afrikada, Muqdisho: Dowlada Itoobiya iyo Jabhada ONLF ayaa maanta magaalada Asmara ee dalka Eritrea ku ...
AKHRISO: Wasaarada Arrimaha Gudaha Soomaaliya Oo War ka soo Saartay Khilaafka Dowlada Dhaxe & Maamul-goboleedyada
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Wasaaradda arirmaha gudaha ee dowlada Federaalka Somalia ayaa War ka soo saartay ...
21 OKTOOBAR: Shacabka Gobolada Waqooyi Ma waxay Ka Dagaalameen Jaad Joojintii, Mise Cadaadis Kacaanka kaga Yimid
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Maanta waxaa afartan iyo sagaal sanno laga joogaa markii ciidanka xooga dalka ...
DHAGEYSO: M/Weyne Xaaf Oo Ku Baaqay In Ciidamo Xoog badan ay Sameystaan Hogaamiye goboleedyada?
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Mamulka Puntland waxaa ka socda Shirka Golaha ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->