DAAWO Ethiopia Oo ku Dhawaaqday in VISA ON ARRIVAL ay Ku Soo Geli karaan Dhammaan Dadka ka imaanaya Wadammada Afrika? | Afrikada

DAAWO Ethiopia Oo ku Dhawaaqday in VISA ON ARRIVAL ay Ku Soo Geli karaan Dhammaan Dadka ka imaanaya Wadammada Afrika?

Afrikada, Addis Ababa: Dowlada Itoobiya ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday in ay dadka soo booqanaya wadanka Itoobiya ee ka soo booqanaya wadammada Afrika ka soo degi karaan gegiyaasha wadankaasi iyaga oo Viisaha lagu siin doono garoomada diyaaradaha ee dalkaas (Visa On Arrival).

Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in dhowaan qorsheyaashaasi si toos ah loo hirgelin doono si aysan Viiseyaasha dadka doonaya aysan dhib badan u marin.

Waxa ay sidoo kale sheegtay in dadka qaarada Afrika u dhashay meeshii ay doonaanba hakaga noolaadeene in aysan qasab ahaan doonin in ay helaan fiiseyaasha Itoobiya ka hor inta aysan u soo safrin.

Itoobiya ayaa la aaminsan yahay in ay tahay xarunta dhanka siyaasada ee Afrika maadaama ay halkaasi ku taal isla xarunta AU ee Midowga Afrika. Qorsheyaashani cusub ayaa waxa ay qeyb ka yihiin barnaamijyo uu ra’iisul wasaare Abiy Axmed sheegay in ay qeyb ka yihiin dadaal lagu furfuraayo siyaasada iyo dhaqaalaha Itoobiya.

Itoobiya diyaaradeeda Ethiopia Airways ayaa ah diyaarada qaran ee dalkaas waana tan ugu weyn ee ugu faaiido badan qaaradatan Afrika.

READ MORE:  DHAGEYSO: "Dowladda Jabuuti Oo ka aargoosatay SOOMAALIDA, Jabuuti Haddii aan Nahay nama Quseyso Dilka lagu hayo Soomaalida"

Dalka Rwanda o isaguna ah dal dhanka dalxiiska aad uga horumaray ayaa sheegay dhowaan in dadka caalamka oo dhan meeshii ay doonaanba ha ka yimaadeene ay fiise la’aan imaan karaan dalkaas.

 

 

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO Somaliland oo ka carootay RUQSADII la siiyey Maraakiibta Shiineyska Iyo Shiinaha Oo Kalluunka ka Iibinaya Kenya?
- Dec 12, 2018
Afrikada, Hargeysa: Kadib markii dowladda Soomaaliya ay ruqsad siisay shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha ...
Hogaamiyeyaasha Isbedelka Waqtiga dartiis loogu kacsan yahay Caalamka AKHRISO!!!
- Dec 12, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xilli kala guur ah oo dowlad kasta ay soo bandhigeyso wixii ay ...
DHAGEYSO: Xildhibaanadii Mooshinka keenay Amar ku bixiyey in Farmaajo uusan dalka ka bixi karin?
- Dec 11, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Maxamed Cabdulllaahi Farmaajo ayaa goor dhow soo saaray ...
Gudoomiye Mursal Oo gurigiisa laga jaray Korontada, Biyaha iyo Cuntada?
- Dec 11, 2018
Afrikada, Muqdisho: Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal ayaa go'aan ku gaaray in uu ...
Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Oo loo Ogolaaday In ay la Kulmaan Gudoomiye Mursal
- Dec 11, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Soomaliya ee iyagu hogaaminaya aqlabiyadda inta badan ee ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->