Safiirkii Mareykanka U fadhidey UN-ka Oo iska casishay jagadii | Afrikada

Safiirkii Mareykanka U fadhidey UN-ka Oo iska casishay jagadii

Afrikada, Washington: Waxaa is casilay safiirkii Mareykanka u fadhidey Qaramada Midoobey Nikki Halley.

Hadal uu warbaahinta uu warbaahinta u jeediyey madaxwayne Trump ayaa uu ku sheegay in Nikki Halley ay si toos ah xilka u baneyn doonto goor dhow.

Niki Halley ayaa dhankeeda warbaahinta u sheegtay in aanay sanadka 2020 u tartamayn madaxwaynenimo, balse ay u ololayn doonto Madaxwayne Trump, tabina waxa ay shikiga ka saartay warar la isla dhex maray oo sheegayay in ay damacsan tahay in ay u tartanto Madaxwayne-nimada dalkaasi Maraykanka.

Mr. Trump iyo Nikki Halley kulanka ay wada yeesheen manta ayaa mid sii qorshaynaa oo warbaahinta lagu wargaliyay, waxana uu Madaxwayne Trump oo macasalaamaynayay uu yidhi “Waxa ay ahayd qof nagu qaali ah, ma aanaan jeclayn inay naga tagto, balse waan is xidhiidhin doonaa, waxana aan rajaynayaa in ay ku soo laaban doonto maamulkayga”

Madaxwayne Trump ayaa sidoo kale sheegay in qofkii badali lahaa Nikki uu ku soo magacaabi doono mudo 2 ama 3 todobaad gudahood ah,

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




AKHRISO: 2 Qabiil Oo Doonaya in la rido Xukuumadda Kheyre Iyo Farmaajo?
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Gudoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan waxaa shalay loo ...
Farmaajo Oo ay ka soo Baxday Qiyaanadii iyo XAQII Prof. JAWAARI? Ninkii uu soo magacaabay Oo dhabarka ka toogtay?!! AKHRI YAABKA
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waxaa kacsan xaaladda magaalada Muqdisho iyada oo Mooshinki laga keenay madaxweyne Farmaajo uu ...
DHAGEYSO:-Jahwareerka siyaasadeed ee ka dhex aloosan Madaxda Dowlada.
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Sideed bil oo kaliya ka soo wareegtay markii sidaan oo kale jahwareer siyaasaded ...
Qarax dhimasho geystay oo ka dhacay Garasbaaley, Muqdisho
- Dec 9, 2018
Afrikada, Muqdisho: Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay ayaa ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho gaar ahaan ...
Dowladda Qadar Oo ku gacan Seyrtay Casuumadii Boqor Salmaan
- Dec 9, 2018
Afrikada, Dooxa: Wadanka Qadar wararka ka imaanaya waxa ay sheegayaan in amiirka wadankaasi uu ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->