DHAGEYSO: Al-Shabaab oo Goob Fagaare ah ku toogatay 5 Sarkaal Oo iyaga ka tirsanaa? | Afrikada

DHAGEYSO: Al-Shabaab oo Goob Fagaare ah ku toogatay 5 Sarkaal Oo iyaga ka tirsanaa?

Afrikada, Jubaland: Rag 5 qof ah oo ka tirsanaa saraakiisha ciidanka Al-Shabaab ayaa lagu xoo rogay xukun maxkamadeed.

Xukunka ayaa noqday mid dil ah waxaana maxkamad ku taal magaalada Jilib ay ku riday dil toogasho ah. Al-Shabaab ayaa ku eedeeysay 5-tani qof jaasuusnimo iyo in ay u shaqeynayeen Mareykanka, Ingiriiska iyo dowladda Soomaaliya
waxaana xukunka maxkamadda kadib lagu toogtay isla goobtaasi.

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO:

1-Cabdi casiis Cabdi Salaam Sheekh Xasan  oo 22  sano jir ah wuxuu u shaqeynayay Sirdoonka CIA ee Mareykanka.
2-Maxamed Cabdullaahi Cawil oo 35 sano jir wuxuu la shaqeynayay Bangaraafta Mareykanka.

3-Jeyllaani Cabdullaahi Nuur oo 36 sano jir ahaa wuxuu u shaqeynayay Sirdoonnada Mareykanka iyo dowladda  Federaalka wuxuuna ka dambeeyay duqeymo ka dhacay Sh/Hoose.

4- Cawaale Axmed Max’med 32 sana jir maxkamadda Al-Shabaab ay ku eedeeysay in uu u shaqeynayay sirdoonka MI6.
5-Cabdu Qaadir Isxaaq Amiin wuxuu u shaqeynayey dowladda Federaalka iyo Jubaland.

 

READ MORE:  DAAWO HEESTA: "Yaasiinow Aragtidaada" CODADKII AXMED RASTA & Fanaanadda SAGAL CODKA

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->