Wariye ka tirsanayd TV-ga ka soo baxa dalka Bulgaariya oo la kufsaday lana dilay.

Afrikada, Europe: Viktoria Marinova ayaa u dhimatay dhaawac ka soo gaadhay madaxa, iyada oo ku sugan goob nasasho oo ku taal dalka Bulgaria oo lagu weeraray.

Viktoria Marinova ayaa madax ka ahayd TV-ga TVN waxa ay dhawaan bilawday barnaamij la magac baxay “Detector” oo ay kaga hadli jirtay siyaada Yurub.

Harlem Desir ayaa sheegay in ay hadda baadhitaanka sababka dilka keentay iyo cida ka danbaysay.

HALKA HOOSE KA DAAWO

 

READ MORE:  DHAGEYSO: Falanqeyn ku saabsan Saxafigii Jamaal Khashoggi, Iyo Xaaladihii ugu dambeeyay? Caawa Iyo Caweyska.

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Askar Gaysatay Dhac U geysata Dadka Oo maxkamadda Ciidammada la soo taagay
- Oct 22, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Saldhiga degmada Dharkenley ayaa 25ka bishii sagaalaad ee sanadkan u soo gudbiyay ...
AKHRISO:Dowlada Itoobiya & Jabhada ONLF Oo Heshiisyo Nabadeed Ku kala Saxiixday Asmara
- Oct 22, 2018
Afrikada, Muqdisho: Dowlada Itoobiya iyo Jabhada ONLF ayaa maanta magaalada Asmara ee dalka Eritrea ku ...
AKHRISO: Wasaarada Arrimaha Gudaha Soomaaliya Oo War ka soo Saartay Khilaafka Dowlada Dhaxe & Maamul-goboleedyada
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Wasaaradda arirmaha gudaha ee dowlada Federaalka Somalia ayaa War ka soo saartay ...
21 OKTOOBAR: Shacabka Gobolada Waqooyi Ma waxay Ka Dagaalameen Jaad Joojintii, Mise Cadaadis Kacaanka kaga Yimid
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Maanta waxaa afartan iyo sagaal sanno laga joogaa markii ciidanka xooga dalka ...
DHAGEYSO: M/Weyne Xaaf Oo Ku Baaqay In Ciidamo Xoog badan ay Sameystaan Hogaamiye goboleedyada?
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Mamulka Puntland waxaa ka socda Shirka Golaha ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->