Dowladda Itoobiya Oo markii 4-aad Maxkamadeynaysa m/weynihii hore ee Kilinka 5-aad Cabdi Maxamuud Cumar? | Afrikada

Dowladda Itoobiya Oo markii 4-aad Maxkamadeynaysa m/weynihii hore ee Kilinka 5-aad Cabdi Maxamuud Cumar?

Afrikada, Addis Ababa: Warar ka imaanaya Magaalada Addis ababa ee dalka itoobiya ayaa sheegaya in maanta markale maxkamad uu kasoo muuqday Madaxweynihii hore ee Gobolka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar oo ku eedeysan in uu galay dambiyo ka dhan ah bini’aadinimada, waxaana iminka lagu soo waramayaa in ay socoto dhageysiga Kiiska loo heysto Cabdi Maxamuud Cumar iyo xubnaha kale ee la xiran.

Waa markii afaraad oo uu madaxweynihii hore ee Gobolka Somalida Itoobiya la soo taago maxkamad ku taallo magaalada Addis Ababa.

Xubnaha oo uu qeybta ka yahay Cabdi Maxamuud Cumar ayaa loo heystaa intii aaney xukunka looga tuurin awooda in ay galeen dambiyo ka dhan ah bini’aadinimada sida inuu gaystay dil, xarig aan loo meel dayin, jir dil iyo ku takri fal awoodeed, hase ahaatee eedahaas Cabdi Maxamuud Cumar waxaa uu beeniyay.

Ma cada in maanta Maxkamadu xubnahaasi go’aan ay ka gaareyso, in kastoo Cabdi Maxamuud Cumar uu hore ra’iisul-wasaaraha itoobiya kaga dalbaday in cafis loo fidiyo.

READ MORE:  DEG DEG: Haweenaydii lagu dilay Baydhabo Oo la sheegay in uu Seygeeda Al-Shabaab ahaa, muran Ba'an ka dhexeeyay

Dhanka kale, Cabdi ayaan loo soo gudbinin dadkiisa si ay iyagu u xukuntaan ama go’aan uga gaaraan.

SAWIRKA:

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




AKHRISO: 2 Qabiil Oo Doonaya in la rido Xukuumadda Kheyre Iyo Farmaajo?
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Gudoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan waxaa shalay loo ...
Farmaajo Oo ay ka soo Baxday Qiyaanadii iyo XAQII Prof. JAWAARI? Ninkii uu soo magacaabay Oo dhabarka ka toogtay?!! AKHRI YAABKA
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waxaa kacsan xaaladda magaalada Muqdisho iyada oo Mooshinki laga keenay madaxweyne Farmaajo uu ...
DHAGEYSO:-Jahwareerka siyaasadeed ee ka dhex aloosan Madaxda Dowlada.
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Sideed bil oo kaliya ka soo wareegtay markii sidaan oo kale jahwareer siyaasaded ...
Qarax dhimasho geystay oo ka dhacay Garasbaaley, Muqdisho
- Dec 9, 2018
Afrikada, Muqdisho: Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay ayaa ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho gaar ahaan ...
Dowladda Qadar Oo ku gacan Seyrtay Casuumadii Boqor Salmaan
- Dec 9, 2018
Afrikada, Dooxa: Wadanka Qadar wararka ka imaanaya waxa ay sheegayaan in amiirka wadankaasi uu ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->