DAAWO: Beesha Caalamka Oo Ka Biyo Diiday Cabashada Maamul Goboleedayu Ka Jeediyeen Shirka Nayroobi

Afrikada, Nayroobi: Madaxda maamul goboleedyada ee ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa kulan la yeeshay xubno ka socday beesha caalamka, waxaana kulankaasi looga hadlay arrimaha la xiriira khilaafka dowlad goboleedyada iyo dowladda dhexe.

Madaxda beesha caalamka la kulantay waxaa ka mid ah kuwa maamullada Puntland, Galmudug, Hirshabelle iyo sidoo kale K/galbeed.

Waxyaabaha ugu weyn ee laga hadlay ayaa ah in beesha caalamka iyo IGAD ay soo kala dhexgalaan maamulladan iyo DFS.

Xubnaha beesha caalamka ka socday ayaa iyaguna ka dalbaday maamul goboleedyada iney soo gabagabeeyaan khilaafkan si aanay u hakan howlaha horumarinta Soomaaliya.

Madaxweyne goboleedyada oo dhammaantood naxdin ka muuqato kadib markii beesha caalamku ugu soo jawaabtay “Dowladdiina Haka soo kor Boodina amarka iyada ka Qaata…?”

READ MORE:  DAAWO:Kim & Trump Oo ku kulmay Singapore

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Askar Gaysatay Dhac U geysata Dadka Oo maxkamadda Ciidammada la soo taagay
- Oct 22, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Saldhiga degmada Dharkenley ayaa 25ka bishii sagaalaad ee sanadkan u soo gudbiyay ...
AKHRISO:Dowlada Itoobiya & Jabhada ONLF Oo Heshiisyo Nabadeed Ku kala Saxiixday Asmara
- Oct 22, 2018
Afrikada, Muqdisho: Dowlada Itoobiya iyo Jabhada ONLF ayaa maanta magaalada Asmara ee dalka Eritrea ku ...
AKHRISO: Wasaarada Arrimaha Gudaha Soomaaliya Oo War ka soo Saartay Khilaafka Dowlada Dhaxe & Maamul-goboleedyada
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Wasaaradda arirmaha gudaha ee dowlada Federaalka Somalia ayaa War ka soo saartay ...
21 OKTOOBAR: Shacabka Gobolada Waqooyi Ma waxay Ka Dagaalameen Jaad Joojintii, Mise Cadaadis Kacaanka kaga Yimid
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Maanta waxaa afartan iyo sagaal sanno laga joogaa markii ciidanka xooga dalka ...
DHAGEYSO: M/Weyne Xaaf Oo Ku Baaqay In Ciidamo Xoog badan ay Sameystaan Hogaamiye goboleedyada?
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Mamulka Puntland waxaa ka socda Shirka Golaha ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->