DAAWO: Qalbi-Dhagax iyo Aadan Barre oo ku kulmay Nairobi | Afrikada

DAAWO: Qalbi-Dhagax iyo Aadan Barre oo ku kulmay Nairobi

Afrikada, Nairobi: Xildhibaanka laga soo doorto caasimadda gobolka Waqooyi Bari ee Gaarisa mudane Aadan Barre Ducaale, isla markaana hogaanka aqlabiyadda xisbiga talada haya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax oo isagu

Qalbidhagax oo ahaa shaqsiga ugu hadal haynta badan ee bulshada Soomaalida dhexdeeda ayaa loo gacan galiyey sirdoonka Itoobiya.

Hase ahaatee, kadib markii uu talada Itoobiya la wareegay Abiy Axmed waxaa la sii daayey Qalbidhagax, taas waxa ay dhalisay dood ku saabsan cidda lahayd mas’uuliyadda soo deytiisa.

Safiir Soomaaliya u jooga Itoobiya oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho sii deyntii Qalbidhaax kadib ayaa warbaahinta u sheegay in dowladda Soomaaliya codsi uga yimi darteed ay Itoobiya ku sii deysay Qalbidhagax.

Si kastaba, gudoomiyaha aqlabiyadda baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa sheegay in uu uga mahadcelinayo ra’iisul wasaare Itoobiya Abiy Ahmed sii deynta Qalbidhagax.

“Waxaan rabaa in aan u gudbiyo Raisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed sida aan uga mahadcelinayo fududeynta sii deeyntiisa iyo is bedelka dhaqan qaale iyo dastuur ee ka scoda Itoobiya.”

READ MORE:  DEG DEG DAAWO : Shabaab oo War Lama Filaan ah ka soo Saaray 4-tii Dekadood ee Itoobiya lagu Wareejiyay

Qalbi Dhagax ayaa isagu hore ula kulmay hogaamiyeyaal, siyaasiyiin, waxgaraad iyo madax sare oo ka tirsan dowladaha gobolka.

 

 

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO Somaliland oo ka carootay RUQSADII la siiyey Maraakiibta Shiineyska Iyo Shiinaha Oo Kalluunka ka Iibinaya Kenya?
- Dec 12, 2018
Afrikada, Hargeysa: Kadib markii dowladda Soomaaliya ay ruqsad siisay shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha ...
Hogaamiyeyaasha Isbedelka Waqtiga dartiis loogu kacsan yahay Caalamka AKHRISO!!!
- Dec 12, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xilli kala guur ah oo dowlad kasta ay soo bandhigeyso wixii ay ...
DHAGEYSO: Xildhibaanadii Mooshinka keenay Amar ku bixiyey in Farmaajo uusan dalka ka bixi karin?
- Dec 11, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Maxamed Cabdulllaahi Farmaajo ayaa goor dhow soo saaray ...
Gudoomiye Mursal Oo gurigiisa laga jaray Korontada, Biyaha iyo Cuntada?
- Dec 11, 2018
Afrikada, Muqdisho: Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal ayaa go'aan ku gaaray in uu ...
Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Oo loo Ogolaaday In ay la Kulmaan Gudoomiye Mursal
- Dec 11, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Soomaliya ee iyagu hogaaminaya aqlabiyadda inta badan ee ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->