DHAGEYSO: Dagaal culus Oo ka dhacay Faafax-Dhuun | Afrikada

DHAGEYSO: Dagaal culus Oo ka dhacay Faafax-Dhuun

Afrikada, Jubaland: Dagaal culus caawa ka dhacay meel u dhow degaanka Faafax-dhuun oo 85 meyl Galbeedka ka xigta magaalada Baardheere. Dagaalka ayaa la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.

Saraakiisha amniga magaalada Baardheere ayaa sheegay in ciidamada Kenya iyo dagaalamayaasha Al-Shabaab ay halkaasi isaga horyimaadeen.

Wali lama hayo khasaaraha dhabta ah ee halkaasi balse wararku waxa ay sheegayaan in ciidammada Kenya ay khasaare gaarsiiyeen Shabaabkii halkaasi soo weeraray kuwaasi oo goobta ka baxsaday.

Khasaaraha gaaray dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa yimid kadib dagaalka oo caawa si xun la isugu garaacay madaafiicda goobta iyo hubka culus.

HALKAN RIIX KA DHAGEYSO:

READ MORE:  DEG DEG: Toogasho ka dhacday Xarun uu booqanayey m/weyne Cabdiweli Gaas?

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->