DHAGEYSO: C/raxmaan Yariisow Oo Si Xun U Calaacalay, “Dowlad Goboleedyadow Waa Idin Baryeynaa Ee sida ka Daaya..?” | Afrikada

DHAGEYSO: C/raxmaan Yariisow Oo Si Xun U Calaacalay, “Dowlad Goboleedyadow Waa Idin Baryeynaa Ee sida ka Daaya..?”

Afrikada, Muqdisho: Duqa magaalada Muqdisho mudane Cabdiraxmaan Yariisow oo ka mid ah Guddiga Amniga Qaranka ayaa sheegay in shirka baaqday maanta uu ahaa mid muhiim ah. Waxa uu ka codsaday maamul goboleedyada in ay shirka ka soo qeybgalaan oo wixii ay tebanayaan lagu dhameeyo miiska wadahadalka.

“Waxaa ugu mahadcelineynaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya baaqiisii ahaain shirka Golaha Amniga uu ugu baaqay dhamaan Maamul Goboleedyada inay ka soo qeyb galaan,taasi waxay na tuseysaa in uu yahay Nabadoon doonaya in xal waara laga gaaro dhamaan wixii tabasho ah,uuna rajeynayo inay aqbalaan Madaxda Golaha Amniga Qaranka oo aniga aan ku jiro ayuu yiri Duqa Muqdisho.

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO:

Waxa uu sheegay in aan wanaagsaneyn in lagu olololeeyo colaada balse ay muhiim tahay in Nabada loo ol ololeeyo,taasina ay ka go’aan tahay Maamulka gobolka Banaadir.

Hadalkaan ka soo baxay duqa Muqdisho ayaa ku soo aadaya xilli Maanta qorsuhu ahaa in uu qabsoomo shirkii Golaha Amniga Qaranka ee uu iclaamiyey Madaxweynaha balse ay diideen ka qeyb galkiisa Madaxda Dowlad Goboleedyada.

READ MORE:  Nin Soomaali ah Oo Dil loogu geystay wadanka Koonfurta Afrika.

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




AKHRISO: 2 Qabiil Oo Doonaya in la rido Xukuumadda Kheyre Iyo Farmaajo?
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Gudoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan waxaa shalay loo ...
Farmaajo Oo ay ka soo Baxday Qiyaanadii iyo XAQII Prof. JAWAARI? Ninkii uu soo magacaabay Oo dhabarka ka toogtay?!! AKHRI YAABKA
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waxaa kacsan xaaladda magaalada Muqdisho iyada oo Mooshinki laga keenay madaxweyne Farmaajo uu ...
DHAGEYSO:-Jahwareerka siyaasadeed ee ka dhex aloosan Madaxda Dowlada.
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Sideed bil oo kaliya ka soo wareegtay markii sidaan oo kale jahwareer siyaasaded ...
Qarax dhimasho geystay oo ka dhacay Garasbaaley, Muqdisho
- Dec 9, 2018
Afrikada, Muqdisho: Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay ayaa ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho gaar ahaan ...
Dowladda Qadar Oo ku gacan Seyrtay Casuumadii Boqor Salmaan
- Dec 9, 2018
Afrikada, Dooxa: Wadanka Qadar wararka ka imaanaya waxa ay sheegayaan in amiirka wadankaasi uu ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->