R/W Kheyre Oo isbitaalka ku booqday Xildhibaan Roobow Oo Qarax Gacanta Looga gooyey

Afrikada, Muqdisho:  Mudane Xasan Cali Kheyre, ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa isbitaalka ku booqday xildhibaan Maxamed Mursal Booroow oo xalay la qarxiyey halkaasi oo gacantiisa uu ku waayey.

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo ay wehliyaan Guddoonka Baarlamaanka ayaa sheegay in dowladda ay la socon doonto Xaaladda Xildhibaanka, waxaana sidoo kale dhintay darawalkii waday gaarigiisa.

Dhaqaatiirka isbitaalka la geeyay Xildhibaanka ayaa sheegay in xaaladiisa Caafimaad ay soo hagaageyso in kastoo xildhibaanada uu dhaawac culus soo gaaray.

Xildhibaanka ayaa waxaa uu Qaraxaasi ku waayay gacantiisa Bidix oo go’day.

Xildhibaanka ayaa xalay gaari Hilex ah oo uu saarnaa uu ku qarxay xilli uu maraayay Agagaarka Madaxtooyadda Soomaaliya gaar ahaan dhanka Tiyaatarka Qaranka.

READ MORE:  Ra'iisul wasaare Kheyre oo ku baaqay in laga fikiro sidii dalka Soomaaliya 2020 ay shacabka u codeyn lahaayeen.

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Baarlamaanka Oo maanta ka doodaya xeer hoosaadka golaha?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Sharci dejiyeyaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ...
DEG DEG: Toogasho ka dhacday Xarun uu booqanayey m/weyne Cabdiweli Gaas?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Boosaaso: Koox dabley ah ayaa weerartay xarunta dowladda hoose ee magaalada Boosaaso. Warar ayaa ...
Prof Yahye Aamir: 7 kooxood ayaa Fulisa dilalka Muqdisho, anigu ma sheegi kari cida ay yihiin, dowladuna ma laha indho laga Baqo?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Prof Yahye Shiikh Caamir ayaa sheegay in qaraxii lagu dilay walaalkii ...
DAAWO Wararkii ugu dambeeyay iyo SHEEKH SHARIIF SHEEKH AXMED Oo Tacsi U diray Qoyskii ninkii la Gubay?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa ka waramay dhacdadii ...
Siyaasi Caan ah oo kashifay sababta FARMAAJO uga tacsiyeyn waayey NINKII LAGU GUBAY Muqdisho?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xilli dadku xaqa iyo cadaaladda u kaceen ayaa afkiisu juuqda gabay madaweynaha ...
%d bloggers like this: