Libaax 3 qof ku dhaawacay Jabuuti

Afrikada, Jabuuti: Ugu yaraan saddex ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhaawacmeen ka dib markii weerar uu kusoo qaaday Libaax kasoo fakaday xero ku taalla degmada Duuda ee dalka Jabuuti sidda ay sheegeen Mas’uuliyiinta degmadaasi.

Libaaxaan ayaa ka baxsaday beer weyn loo dalxiis taggo, islamarkaana lagu xanaaneeyo xayawaanada.

Xildhibaan kasoo jeeda degaanka ayaa sheegay inay gurmad u fidiyeen shacabka uu weeraray Libaaxa ayna askarta dileen goosha.

Agaasimaha caafimaadka degmada Duuda ayaa sheegay in libaaxa uu dhaawaca u gaystay saddex qof isla markaasna xaaladdooda caafimaad ay wanaagsantahay.

Waxaa socda baaritannada ku aadan goosha sida ay ugu suuro gashay inay baxsato iyo waxyaabaha sababay dhibtaada intaasi le’eg ay gaarsiiso bulshada ku dhaqan degmadaasi.

READ MORE:  AKHRISO:Amb. Fiqi Muxuu ka yiri Gal Dacwadeedka Muranka Badda ee Somalia Gudbisay?

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Baarlamaanka Oo maanta ka doodaya xeer hoosaadka golaha?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Sharci dejiyeyaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ...
DEG DEG: Toogasho ka dhacday Xarun uu booqanayey m/weyne Cabdiweli Gaas?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Boosaaso: Koox dabley ah ayaa weerartay xarunta dowladda hoose ee magaalada Boosaaso. Warar ayaa ...
Prof Yahye Aamir: 7 kooxood ayaa Fulisa dilalka Muqdisho, anigu ma sheegi kari cida ay yihiin, dowladuna ma laha indho laga Baqo?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Prof Yahye Shiikh Caamir ayaa sheegay in qaraxii lagu dilay walaalkii ...
DAAWO Wararkii ugu dambeeyay iyo SHEEKH SHARIIF SHEEKH AXMED Oo Tacsi U diray Qoyskii ninkii la Gubay?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa ka waramay dhacdadii ...
Siyaasi Caan ah oo kashifay sababta FARMAAJO uga tacsiyeyn waayey NINKII LAGU GUBAY Muqdisho?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xilli dadku xaqa iyo cadaaladda u kaceen ayaa afkiisu juuqda gabay madaweynaha ...
%d bloggers like this: