QISO NAXDIN LEH: “Soomaalidu walaalaheed Wey inkirtaa Gaaladana Waa ay Guursadaan” HADRAAWI ?

Akhyaarta sharafta leh waxa aynu halkan idinkugu soo gudbineynaa qisadii dhex martay Hadraawi iyo qisadii ku dhacday Cumar Dhuule Cali (AuN).

Hadraawi ayaa aad uga dardaarmay in la joojiyo sida loo xaqirayo walaalka muslimka ah iyo weliba sokeeyaha.

Waxaa muddooyinkan la arkay Soomaali ajnabiga aad u guursaneysa iyagoo u dulqaadanaya dhibta kala duwanaanshiyaha xagga jinsiga, isla markaana aan u dulqaadaneynin walaalahood muminiinta ah ee dhowrsoon.

Dardaaranka Hadraawi waxaa ku jirta waa uu Cumar aad u xanaaqay kadib markii laga badbadiyey ereyga Midgaan oo xitaa isaga oo wadada iska maraya looga xanaajin jirey ereygaas.

Maantana waad u jeedaan heerka la gaaray in cadaankii iyo gaaladii najaasadooda la dhaqayo oo gabdheenii iyi wiilasheenii ku faanayaan qaarkood oo ay ku kadsoomeen.

Halka hoose ka daawo:

READ MORE:  Ergayga Qaramada Midoobey: "Soomaalidu ma ahan Carab, mana aha Afrikaan, waa Dad muran badan Oo aan fahmi waayey" AKHRI NAXDINTA

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Dowladda Soomaaliya Oo ka Hadashay Sababta Bulshada ay Garsoor Ugu Doontaan Al-Shabaab?
- Sep 25, 2018
Afrikada, Muqdisho: Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay sababta keentay in inta ...
Qalbi-dhagax oo ka warramay safarkiisa Hargeysa (Sawirro)
- Sep 25, 2018
Afrikada, Muqdisho: Magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland, waxaa maanta oo Talaado ah gaaray Cabdikariin ...
DAAWO: Qalbi-Dhagax iyo Aadan Barre oo ku kulmay Nairobi
- Sep 24, 2018
Afrikada, Nairobi: Xildhibaanka laga soo doorto caasimadda gobolka Waqooyi Bari ee Gaarisa mudane ...
10 Al-Shabaab ah Oo lagu dilay degmada Pandanguo, ee Lamu, Kenya
- Sep 24, 2018
Ciidammada Difaaca Kenya ayaa sheegaya in ay dileen tiro ka badan 10 maleeshiyaadka Al-Shabaab ...
DHAGEYSO: Xildhibaano doonaya in ay siidayaan Dadkii gubay Marxuum Axmed dowlo?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Duqa magaalada Muqdisho mudane Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa shaaca ka qaaday ...
%d bloggers like this: