Cali Gacal Casir: “Xilka Igama Qaadi Karaan Xildhibaano U Ekayaal..”

Afrikada, Muqdisho: Xilli xilka laga xayuubiyey gudoomiyihii baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa maanta si codbixin ah xilka looga wareejiyey Cali Gacal. Tani oo ah markii ugu horeysay ee sidaas oo kale cod loo qaado mas’uul sare.

Dad badan ayaa soo dhoweeyay dad kalena waa ay dhaliileen kalsooni kala noqoshada uu baarlamaanku sameeyay maanta.

Cali Gacal Casir qudhiisa ayaa wareysi uu bixiyey waxa uu ku sheegay in uusan dhag jalaq u siineyn wax uu ku tilmaamay “Xildhibaano u ekayaal” la isku uruuriyey shirkaasna uu yahay mid aan waxba ka jirin.

Waxa uu ka hor yimid mooshinka iyo Codka Kalsoonida lagala noqday isagoo carab dhabay in Beesha Caalamka ay ugu baaqayaan waxa socda inay kasoo hadlaan.

Cali Gacal Casir oo umuuqday in hadda uu garwaaqsaday Eedeyntii loo jeediyey ayaa kusii socda Magaalada Cadaado isagoo muddo Seddex bil ah kusugnaa Muqdisho.

READ MORE:  DAAWO Wararkii ugu dambeeyay iyo SHEEKH SHARIIF SHEEKH AXMED Oo Tacsi U diray Qoyskii ninkii la Gubay?

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Dowladda Soomaaliya Oo ka Hadashay Sababta Bulshada ay Garsoor Ugu Doontaan Al-Shabaab?
- Sep 25, 2018
Afrikada, Muqdisho: Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay sababta keentay in inta ...
Qalbi-dhagax oo ka warramay safarkiisa Hargeysa (Sawirro)
- Sep 25, 2018
Afrikada, Muqdisho: Magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland, waxaa maanta oo Talaado ah gaaray Cabdikariin ...
DAAWO: Qalbi-Dhagax iyo Aadan Barre oo ku kulmay Nairobi
- Sep 24, 2018
Afrikada, Nairobi: Xildhibaanka laga soo doorto caasimadda gobolka Waqooyi Bari ee Gaarisa mudane ...
10 Al-Shabaab ah Oo lagu dilay degmada Pandanguo, ee Lamu, Kenya
- Sep 24, 2018
Ciidammada Difaaca Kenya ayaa sheegaya in ay dileen tiro ka badan 10 maleeshiyaadka Al-Shabaab ...
DHAGEYSO: Xildhibaano doonaya in ay siidayaan Dadkii gubay Marxuum Axmed dowlo?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Duqa magaalada Muqdisho mudane Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa shaaca ka qaaday ...
%d bloggers like this: