AKHRISO:Wasiir Hore Yuusuf Garaad oo digniin ka soo saaray khilaafka Maamul Goboleedyada Iyo dowladda

Afrikada. Muqdisho:  Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa ka digay in khilaafka u dhaxeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul Goboleedyada uu keeni karo dib u dhac ku yimaada dowladnimada.

Wuxuu sheegay inan loo baahneyn is-afgaranwaaga ka dhex jira dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada inuu heerka uu xilligan gaaray sare u dhafo, isagoo soo jeediyey in xaaladda lagu wajaho dulqaad iyo deganaan dan ugu jirto dowladnimada.

Is af-garan-waaga Federaalka & Dowlad Goboleedyadu wuxuu dib-udhac u keeni karaa Dowladnimadeenna, mana ahan in uu heerkaan kor u sii dhaafo. Waa lama huraan in dhinac kastaa uu arrinta ku wajaho maskax fayow, deggan, dulqaad leh, xal-doon ah oo u tureysa Dowladnimada Somalia..” ayuu yiri qoraalkiisa ku yiri Yuusuf Garaad.

Waxaa iska soo daba dhacaya baaqyada iyo digniinta laga soo saarayo khilaafka ka dhex oogan madaxda dowlad Goboleedyada iyo Federaalka, kadib shirkii Kismaayo oo ay shan maamul Goboleed ay sheegeen inay hakiyeen xiriirka ay la leeyihiin dowladda federaalka.

READ MORE:  DHAGEYSO: Nin Al-Shabaab ah Oo Cabaadkii ugu Badnaa laga keenay

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Dowladda Soomaaliya Oo ka Hadashay Sababta Bulshada ay Garsoor Ugu Doontaan Al-Shabaab?
- Sep 25, 2018
Afrikada, Muqdisho: Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay sababta keentay in inta ...
Qalbi-dhagax oo ka warramay safarkiisa Hargeysa (Sawirro)
- Sep 25, 2018
Afrikada, Muqdisho: Magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland, waxaa maanta oo Talaado ah gaaray Cabdikariin ...
DAAWO: Qalbi-Dhagax iyo Aadan Barre oo ku kulmay Nairobi
- Sep 24, 2018
Afrikada, Nairobi: Xildhibaanka laga soo doorto caasimadda gobolka Waqooyi Bari ee Gaarisa mudane ...
10 Al-Shabaab ah Oo lagu dilay degmada Pandanguo, ee Lamu, Kenya
- Sep 24, 2018
Ciidammada Difaaca Kenya ayaa sheegaya in ay dileen tiro ka badan 10 maleeshiyaadka Al-Shabaab ...
DHAGEYSO: Xildhibaano doonaya in ay siidayaan Dadkii gubay Marxuum Axmed dowlo?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Duqa magaalada Muqdisho mudane Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa shaaca ka qaaday ...
%d bloggers like this: