Wadammo Carab ah Oo Aqoonsaday Somaliland | Afrikada

Wadammo Carab ah Oo Aqoonsaday Somaliland

Afrikada, Sacuudi Caraabiya: Waxaa maalinimadii shalay si aad ah loo soo dhoweeyay Cabdriaxmaan Saylici oo ah madaxweyne ku xigeenka Somaliland.

Waxaa xaflad balaaran u dhigay boqorka Sacuudiga Salman Bin Cabdul Casiis kaasi oo u xaflad aad u balaaran. Xafladda ayaa ujeedadeedu ahey in madax badan oo Somaliland ka tirsan ay ka mid ahaayeen dadkii laga bixiyey qarashaadkii xajka sanadkan.

Waxaa la saaray calanka Somaliland iyada oo lagu dhawaaqayey in ay dowladda Somaliland ka socdaan madaxdani.

Ka sokow calanka laga taagay qasriga, weriyaha taleefishinka Sacuudiga ee warka aqrinaya ayaa Saylici ugu yeeraya “Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland”, taasi oo dad badan ka yaabisay.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ MORE:  WAR-SAXAAFADEED: Duqa Magaalada Muqdisho Oo Xukun ku riday Dadka Xoolahooda ku soo Daaya magaalada Muqdisho

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DHAGEYSO: Dhexdhexaadin laga dhex wado kooxaha Al Shabaab Iyo Mas’uuliyiinta Beled-Xaawo?
- Nov 15, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wararka inaga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in xaaladda amnigu ay ...
DAAWO: Madaxweyne Farmaajo Oo Shaaca ka Qaaday in Itoobiya Cadow aheyd 30-sano ka hor, balse ay Jiilka Cusub Cadowtooyada ku bedeli doonaan Nabad iyo Barwaaqo?
- Nov 15, 2018
Afrikada, Muqdisho: Maxamed Cabdullaahi Farmaajo hogaamiyaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka warbixiyey ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18
- Nov 15, 2018
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18 HALKA HOOSE KA DAAWO:
Jeneraallo ka tirsanaa millitariga Itoobiya oo lagu eedeeyay in ay hubka sharci darrada ah U soo Daabuli jireen Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Addis Ababa: Shirkad ay militariga Itoobiya maamulaan oo lagu magacaabo Metec ayaa lagu ...
Xulka Itoobiya Oo 4-0 ku dhuftay xulka Qaranka Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xulka Ethipia ayaa 4-0 uga badiyay xulka Soomaaliya ee 23-jirada tartanka is ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->