Madaxweynihii hore Ee Soomaalida Itoobiya Oo maxkamad la soo taagay? | Afrikada

Madaxweynihii hore Ee Soomaalida Itoobiya Oo maxkamad la soo taagay?

Afrikada, Addis Ababa: Waxaa magaalada Addis Ababa ee wadanka Itoobiya maxkamad lagu soo taagy madaxweynihii hore ee dowladd deegaanka Soomali-Galbeed Cabdi Maxamuud Cumar iyo xubno kale oo ka tirsanaa maamulkiisii hore.

Wakaaladda wararka FANA ayaa sheegtay in ay maata soconeyso maxakamadeynta madaxweynihii hore ee DDSI Cabdi Maxamuud Cumar kaasi oo isagu su’aalo laga weydiinayo arrimo badan oo ku saabsan waxqabadkii maamulkiisa iyo in uu ku takri falay awoodo badan.

Cabdi Jamaal wasiirkii caddaalada,Raxma Maxamed wasiirkii hore ee haweenka iyo carruurta,ibraahim Mahad wasiirkii waxbarashada, Ibraahim Maxamed Mubaarak gudoomiyihii magaalada Jigjiga, Cumar Cabdi madaxii siyaasada ee xisbiga dowladd deegaanka soomaali galbeed iyo xubno kale.

Warbaahinta dowladda ma sheegin qaabka maxkamadeeyntooda masuuliyiinta, waxaase ay sheegtay in maanta xubnaha hoos ku qoron go’aan laga soo saari doona.

M/weynihii hore ee Soomaalida Itoobiya ayaa wax laga weydiinayaa gaboodfallo iyo amarro uu bixiyey intii uu xilka hayey..

READ MORE:  AKHRISO:Maxaa ay tahay Sababta R/Wasaariihii Australia Uu ugu Soo Jawaabay Al-Shabaab?

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->