DEG DEG: Warbixin Xasaasi ah Oo ku Saabsan Al-Fanaan CABDI TAHLIIL Warsame? | Afrikada

DEG DEG: Warbixin Xasaasi ah Oo ku Saabsan Al-Fanaan CABDI TAHLIIL Warsame?

Afrikada, Muqdisho:  Ilaa subaxnimadii saaka waxa soo baxayey warar la isla dhex marayo baraha bulshada kuwaasi oo si aad ah u saameeyay akhristeyaasha baraha bulshada.

Kadib markii aynu xaqiiqsannay xaqiiqada jirta iyo waxyaalaha la isla dhex marayo ayaanu waxaanu ku dhiirigelinaynaa bulshada in ay soo xigtaan wararka saxda ah.

Been ka sheegidda wadaniga..

Waxaa mahad leh in ay saxaafaddu horumar ka gaartay in ay dadweynaha gaar ahaan dadka wadaniyiinta ah ka been sheegto.

HEES WADANI AH:

Cabdi Tahliil WarsameMaxamed Cabdi Warsame
Haku khaldin Magaca Maxamed
Sharaxaad badan iyo faahfaahin fanaaniinta, fiiri Fanaaniinta Soomaaliya.

Fanaanka Maxamed Cabdi Warsame.TahliilMaxamed Cabdi Warsame waa fanaan Soomaaliyeed oo aad looga yaqaanno gayiga Soomaalida, kuna caan baxay magaca Cod Wanaagsane sababtoo ah wuxuu ka mid yahay kuwa ugu sareeya fanaaniinta codka fiican dhamaan fanaaniinta ku heesa af-Soomaaliga.
Tahliil heesihiisa aad ayaa loo jeceyahay waana mid ka mid ah fannaaniinta qiimaha mugga weyn ku dhex leh umadda Soomaaliyeed. Fanaanka Maxamed Cabdi Warsame wuxuu uu ku dhashay gobolada dhexe ee Soomaaliyasanadkii 1953dii taariikhda Miilaadiga.
Heesaha Fanaanka
Fanaanka Cabdi Tahliil.Fanaanka Maxamed Cabdi Warsame wuxuu leeyahay tiro badan oo heeso ah, kuwaasi oo iskugu jira wadani, jacayl, guubaabin, dhiirigelin, haasaawe, amaan, duco, wacyi, wargelin iyo wax-sheeg.[3]
Fanaanku waxuu ka tirsanaa Hobolada Waaberi ee hogaanka u ahaa fanka iyo suugaanta Soomaaliyeed.[4]
Fanaankani wuxuu heeso badan la qaaday hobolo dumar oo badan, kuwaasi ooy ka mid yihiin fanaanada Xaliimo Khaliif Magool, Hibo Maxamed Hodoon[5] (Hibo Nuura), Maandeeq, Saynab Cige iyo kuwo kale oo badan. Si kastaba ha ahaatee, heesaha Tahliil aad ayay u badan yihiin, kuwa ugu caansan waxaa ka mid ah:

  • Albumka Onkod
  • Heesta Onkod[6]
  • Heesta Hoowlahaadii
  • Heesta Waayaha
  • Heesta Gobanimodoon: waxay si talantaali ah u wada qaadaan fanaanada Hibo Nuura
  • Heesta Casar
  • Heesta Sida Faras Bulaalo
  • Heesta Jacayl Aayatiin Leh
  • Heesta Maxaan Xabadeed Ku Nacay (shirkii Djibouti)
READ MORE:  DAAWO Imaaraadka Carabta Oo 2019-ka bilaabi doona Howlgallada Dekadda Berbera

Heesaha fanaankan waxaad ka dhageesan kartaa website-kan Halkan Riix.

Fanaaniinta Soomaaliyeed[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]Fannaaniinta Soomaaliyeed ee caanka ah aad bay u badan yihiin rag iyo dumarba; haddaynnu dhawr ka xusno fannaaniintii hore ee waaweynaa waxa ka mid ah kuwa ku xusan jadwalka hoose.

Fanaaniinta SoomaaliyeedMagacaKooxdaWakhtiga FankaSawirkaFaalo KoobanMaxamed Saleebaan TubeecHobolada Waaberi1967dii ilaa 2010kiiBoqorka Codka
Xaliima Khaliif MagoolHobolada Waaberi1969kii ilaa 1993diiBoqorada Codka
Hibo Maxamed Hudoon (Hibo Nuura)Hobolada Waaberi1974tii ilaa maantaHooyada Fanka
Cabdi Tahliil Warsame (Tahliil)Hobolada Waaberi1971dii ilaa maantaCod Wanaagsane
Maxamed Nuur GiriigHobolada Waaberi1970kii ilaa
Qamar Maxamed XuseenHobolada Waaberi1980kii ilaa 1994tiiGabadha Fanka
Saalax QaasimHobolada WaaberiAabaha Fanka
Khadra Daahir CigeHobolada Waaberi1978kii ilaa hadaBoqorada Fanka
Saado Cali WarsameHobolada Waaberi1979kii ilaa hada
Cabdi Nuur Alaalehobolada Jabuuti

  • Fanaanka ugu heesaha badan

Maxamed MoogeHobolada Waaberi1971dii ilaa 1988diiMadaalaha Fanka
Xasan Aaden SamatarHobolada Waaberi

  • Libaaxa Fanka
  • Fanaanka labaad ee ugu heesa badan

Axmed MoogeHobolada Waaberi1973dii ilaa 1991dii
C.Qadir Macalin Jubbakooxda Waaberi1979kii ilaa maantaYarka Sanadka
Cumar Dhuulekooxda Ileys1972kii ilaa 1998dii
Sahra Axmedkooxda Ileys/Hobolada Waaberi1978dii ilaa 2004tiiQuruxda Fanka
Maandeeq
HanuuniyeHobolada WaaberiMa daalaha Waaberi
Cumar Shooli
Axmed Naaji Sacad
Axmed Nuur Jaangow
Siciid Harawo
Digfeer
Shimaali Axmed Shimaalikooxda Dalmar/Kooxda Ileys1982dii ilaa maantaJeceeyloowga Fanka
Lafoole
Cusmaan C/kariim Gacanlowfanaaniinta hobolada waaaberi dhaman intoda dhimatay allaha u raxmado iyo inta xanuunsan sida Cabdi tahliil warsame maxamed mooga ma’aha madaadalaha waaberi. khaqiiq ahaan muu ahayn xubin hobaladii waaberi. wuxuu kaqayb qaatay laba riwaayadood oo kaliya oo ay kooxuhu matalayeen. xogtan aad usoo xaqiiji kana saar magaca qaldan ee ah madaalaha funka waxaad kubadashaa aabihii ama adeerkii fanka.

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DHAGEYSO: Dhexdhexaadin laga dhex wado kooxaha Al Shabaab Iyo Mas’uuliyiinta Beled-Xaawo?
- Nov 15, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wararka inaga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in xaaladda amnigu ay ...
DAAWO: Madaxweyne Farmaajo Oo Shaaca ka Qaaday in Itoobiya Cadow aheyd 30-sano ka hor, balse ay Jiilka Cusub Cadowtooyada ku bedeli doonaan Nabad iyo Barwaaqo?
- Nov 15, 2018
Afrikada, Muqdisho: Maxamed Cabdullaahi Farmaajo hogaamiyaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka warbixiyey ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18
- Nov 15, 2018
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18 HALKA HOOSE KA DAAWO:
Jeneraallo ka tirsanaa millitariga Itoobiya oo lagu eedeeyay in ay hubka sharci darrada ah U soo Daabuli jireen Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Addis Ababa: Shirkad ay militariga Itoobiya maamulaan oo lagu magacaabo Metec ayaa lagu ...
Xulka Itoobiya Oo 4-0 ku dhuftay xulka Qaranka Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xulka Ethipia ayaa 4-0 uga badiyay xulka Soomaaliya ee 23-jirada tartanka is ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->