DAAWO; Al-Shabaab Oo Sheegatay Qaraxii Lamu+Khasaaraha ka dhashay? | Afrikada

DAAWO; Al-Shabaab Oo Sheegatay Qaraxii Lamu+Khasaaraha ka dhashay?

afrikada, Lamu: Al Shabaab ayaa waxay Duhurnimadii ku sheegteen Mas’uuliyada Weerar Qarax Loo Adeegsaday Oo Maanta ka dhacay Deegaanka Lamu Ee Gobolka Xeebta Kenya.

Afhayeenka Meliteriga Kenya Paul Njiguna ayaa sheegay in dhinacooda ay halkaasi uga dhinteen 5 askari iyada oo 10 kale dhaawacantay.

Dhanka Kooxda Al-Shabaab waxa ay sheegeen in ay dileen 20 askari, waxaa sidoo kale ay sheegeen in ay gubeen Labo gawaarida dagaalka ah.

Qaraxa ayaa lagu xiray meel wadada dhinaceeda ah kaasi oo dhaliyey dhibaato soo gaartay gawaarida milleteriga Kenyaanka ah ee iyagu goobtaasi marayey.

SAWIRO:

READ MORE:  RW Xasan Cali Kheyre Oo magacaabay Guddi XALIYA CABASHOOYINKA maamul Goboleedyada dalka

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DHAGEYSO: Dhexdhexaadin laga dhex wado kooxaha Al Shabaab Iyo Mas’uuliyiinta Beled-Xaawo?
- Nov 15, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wararka inaga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in xaaladda amnigu ay ...
DAAWO: Madaxweyne Farmaajo Oo Shaaca ka Qaaday in Itoobiya Cadow aheyd 30-sano ka hor, balse ay Jiilka Cusub Cadowtooyada ku bedeli doonaan Nabad iyo Barwaaqo?
- Nov 15, 2018
Afrikada, Muqdisho: Maxamed Cabdullaahi Farmaajo hogaamiyaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka warbixiyey ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18
- Nov 15, 2018
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18 HALKA HOOSE KA DAAWO:
Jeneraallo ka tirsanaa millitariga Itoobiya oo lagu eedeeyay in ay hubka sharci darrada ah U soo Daabuli jireen Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Addis Ababa: Shirkad ay militariga Itoobiya maamulaan oo lagu magacaabo Metec ayaa lagu ...
Xulka Itoobiya Oo 4-0 ku dhuftay xulka Qaranka Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xulka Ethipia ayaa 4-0 uga badiyay xulka Soomaaliya ee 23-jirada tartanka is ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->