DEG DEG: Madaxweye Mustaf Cagjar Oo magacaabis Sameeyay?

Afrikada, Jigjiga:  Madaxweynaha cusub ee maamulka cusub ee ‘Soomaali State’ ayaa magacaabay mas’uuliyiin isugu jira wasiiro maamulayaan iyo duqa magaalada Jigjiga, madaxweyne Mustaf ayaa magaabistiisa waxa ay u dhignayda sidatan soo socota:

  1. Mudane Khadar Jigre —————-Wasiirka Madaxtooyada
  2. Mudane Garaad Cumar dool xirsi —Mayorka Magaalada caasimada ah ee Jig-jiga
  3. Maxamed Cabdi Mawsar————-Taliyaha guud ee ciidamada Liyuuboliska
  4. Kornel Cabdi Xasan Muuse  ———ku xigeenka ciidamada Liyuubooliska
  5. Bashiir Aw xassan  ——————-Maamulka Liyuu-ga
  6. Kornel mukhtar Sheikh Xusein——-Madaxa Sirdoonka
  7. Kornel Cabdikariin Shekh Muuse.—-Taliyaha ciidammada Asluubta
  8. General Maxamed yare—————komishinerka komishinka booliska
  9. Maxamed Xasan Cali —————–Ku xigeenka Komishinka.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ MORE:  Dagaal faraha la isaga gubtay Oo Muqdisho ku dhexmaray Ciidamo ka wada tirsan Dowladda

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Dowladda Soomaaliya Oo ka Hadashay Sababta Bulshada ay Garsoor Ugu Doontaan Al-Shabaab?
- Sep 25, 2018
Afrikada, Muqdisho: Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay sababta keentay in inta ...
Qalbi-dhagax oo ka warramay safarkiisa Hargeysa (Sawirro)
- Sep 25, 2018
Afrikada, Muqdisho: Magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland, waxaa maanta oo Talaado ah gaaray Cabdikariin ...
DAAWO: Qalbi-Dhagax iyo Aadan Barre oo ku kulmay Nairobi
- Sep 24, 2018
Afrikada, Nairobi: Xildhibaanka laga soo doorto caasimadda gobolka Waqooyi Bari ee Gaarisa mudane ...
10 Al-Shabaab ah Oo lagu dilay degmada Pandanguo, ee Lamu, Kenya
- Sep 24, 2018
Ciidammada Difaaca Kenya ayaa sheegaya in ay dileen tiro ka badan 10 maleeshiyaadka Al-Shabaab ...
DHAGEYSO: Xildhibaano doonaya in ay siidayaan Dadkii gubay Marxuum Axmed dowlo?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Duqa magaalada Muqdisho mudane Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa shaaca ka qaaday ...
%d bloggers like this: