DEG DEG: Barasaabka Gaarissa oo beeniyay oo la xiray

Afrikada, Nairobi: Barasaabka is-maamulka Garissa mudane Cali Bunow Qorane ayaa beeniyay in la xiray taasi badalkeeda waxa uu sheegay in uu soo qoray warbixin la xariirta isku daygii dil ee loo gestay wasiirkii hore ee Maaliyada ee Garissa Idiris Mukhtaar Aaden.

Qorane ayaa bartiisa Twitter-ka ku soo qoray in si iskiisa ah uu u tagay xarunta dhaxe ee ciidamada dambi baarista ee DCI-da maadama uu kamid yahay dadweynaha u hogsanmayo sharciga waa sida uu hadalka u dhigee.

Saaka ayeey eheyd markii lasoo tabiyay in gavanaha la xiray kadib markii lala xariiray dilka isbuuci lasoo dhaafay deeganka Kileleshwa loogu gestay Idiris Mukhtar.

Warbaahinta ayaa qoreysaa in ciidamada booliska kuwaada Fly Squad-ka ay gavanaha ka qabteen meel u dhow gurigiisa waxaana lala xiray sedex qof oo kale walow mudane Qorane uu warbaahinta ku eedeeyay inay been abuuren warkaasi.
Mukhtar ayaa isagoo kasoo baxay masaajiska xili cisha ah isla markaana kusii jeedo gurigiisa madaxa laga togtay 19-kii bishan agosto, toogashadaasi oo dhaawac hali ah ka soo gartay.

READ MORE:  DAAWO: Dowladda Oo Ciidamo Wata Gaadiidka Dagaalka U Dirtay Gobolka Shabeellada Dhexe

Waxaa lagu dabiibayaa isbitaalka Nairobi iyadoo la soo sheegayo in xaaladiisa caafimad ay halis kujirto hasa ahaate dhaqaatirta ay la tacaalayaan.

Wararka qaar ayaa tiibaxayaa ka hor toogashada loo gestay wasiirkii hore ee Maaliyada inuu helayay fariimo hanjabaado ah oo loo sheegay in la qaarijin doono.


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Dowladda Soomaaliya Oo ka Hadashay Sababta Bulshada ay Garsoor Ugu Doontaan Al-Shabaab?
- Sep 25, 2018
Afrikada, Muqdisho: Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay sababta keentay in inta ...
Qalbi-dhagax oo ka warramay safarkiisa Hargeysa (Sawirro)
- Sep 25, 2018
Afrikada, Muqdisho: Magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland, waxaa maanta oo Talaado ah gaaray Cabdikariin ...
DAAWO: Qalbi-Dhagax iyo Aadan Barre oo ku kulmay Nairobi
- Sep 24, 2018
Afrikada, Nairobi: Xildhibaanka laga soo doorto caasimadda gobolka Waqooyi Bari ee Gaarisa mudane ...
10 Al-Shabaab ah Oo lagu dilay degmada Pandanguo, ee Lamu, Kenya
- Sep 24, 2018
Ciidammada Difaaca Kenya ayaa sheegaya in ay dileen tiro ka badan 10 maleeshiyaadka Al-Shabaab ...
DHAGEYSO: Xildhibaano doonaya in ay siidayaan Dadkii gubay Marxuum Axmed dowlo?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Duqa magaalada Muqdisho mudane Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa shaaca ka qaaday ...
%d bloggers like this: