DEG DEG: Uhuru Kenyatta Oo ka hadlay Waqtiga ay Ciidammadiisa KDF Ka Baxayaan Soomaaliya?

Afrikada, Washington:    Wararka ka imaanaya wadanka Mareykanka ayaa sheegaya in madaxweynaha Kenya uu halkaasi uga dhawaaqay in ciidammada milleteriga Kenya uu kala baxayo wadanka Soomaaliya.

Wareysi uu siiyey weriyaha idaacadda VOA Esther Githui Ewart ayaa uu ku sheegay in waxa keliya ay ka baqayaan ay tahay in meesho cidlowdo ama wax nabad ilaalinta ka shaqeeya la waayo.

Madaxweynaha Kenya ayaa sidoo kale laga wareystay in uu isagu si weyn gacan uga geysan doono sidii uu uga qeyb qaadan lahaa cirib-tirka dagaalamayaasha rabshadaha ka wada Soomaaliya.

Madaxweynaha Kenya oo u muuqday mid aan mowqif toos ah ka muujineynin arrimaha ciidamadiisa ee Soomaaliya ayaa ka jawaabayey su’aalaha isaga oo ku xiray shuruud ah in la xoojiyo iskaashiga dowladdaha deeqda bixiya ay la leeyihiin Dowladda Kenya.

Waxa hadalka madaxweynaha uu ahaa mid uu ka muujiyey in kharashka uga baxa Soomaaliya uu jeclaan lahaa in kharashkaasi la geliyo dib u dhiska wadankiisa Kenya.

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in ciidammada KDF ay Soomaaliya u joogaan oo keliya in ay gacan ka geystaan amniga, balse uu ka sii jeclaan lahaa in kharashka uga baxaya uu u soo noqdo dowladda Kenya.

READ MORE:  DAAWO: Dunida Islaamka Oo loo ISTAAGAY SALAATUL KUSUUF+Bariga Caalamka Oo Cirka La EEGAYO..SUBXAANNAALLAAH?

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO:


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Dowladda Soomaaliya Oo ka Hadashay Sababta Bulshada ay Garsoor Ugu Doontaan Al-Shabaab?
- Sep 25, 2018
Afrikada, Muqdisho: Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay sababta keentay in inta ...
Qalbi-dhagax oo ka warramay safarkiisa Hargeysa (Sawirro)
- Sep 25, 2018
Afrikada, Muqdisho: Magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland, waxaa maanta oo Talaado ah gaaray Cabdikariin ...
DAAWO: Qalbi-Dhagax iyo Aadan Barre oo ku kulmay Nairobi
- Sep 24, 2018
Afrikada, Nairobi: Xildhibaanka laga soo doorto caasimadda gobolka Waqooyi Bari ee Gaarisa mudane ...
10 Al-Shabaab ah Oo lagu dilay degmada Pandanguo, ee Lamu, Kenya
- Sep 24, 2018
Ciidammada Difaaca Kenya ayaa sheegaya in ay dileen tiro ka badan 10 maleeshiyaadka Al-Shabaab ...
DHAGEYSO: Xildhibaano doonaya in ay siidayaan Dadkii gubay Marxuum Axmed dowlo?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Duqa magaalada Muqdisho mudane Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa shaaca ka qaaday ...
%d bloggers like this: