DEG DEG: Qarax Xoog badan Oo ka dhacay Muqdisho | Afrikada

DEG DEG: Qarax Xoog badan Oo ka dhacay Muqdisho

Afrikada, Muqdisho: Waxaa magaalada laga maqlay qarax xoog badan kaasi oo Qabtiisa meel fog laga maqlay. dadka goobjooga ah ayaa sheegaya in uu sababay Khasaaro fara badan.

Qaraxa ayaa weli faahfaanintiisu isa soo tareysaa waxaana uu ka dhacay sida la sheegay ka soo horjeedka dugsigii Sare Ee Taleex halkaasi oo la sheegayo in dad uu soo gaaray dhaawax halka kuwo kalena laga cabsi qabo in ay dhinteen.

Qaraxa ayaa la sheegayaa in uu ahaa mid nooca gawaarida lagu xiro ah.

Lama sheegin tirada waxyeelada ay la eg tahay waxaase dad deegaanku sheegeen in ciidamada dawlada ay halkaasi gaareen oo muddo isku socodka hakad galay.

Waxaa sidoo kale goobta sii gaaraya dad doonaya in ay gargaaraan dhaawacyada iyo khasaaraha.

READ MORE:  DEG DEG: Mareykanka Oo BAAR-SANGUUNI Ka Bilaabay Duqeyn Hawada ah Iyo Saraakiisha Federaalka Oo 2 Siyaabood U kala Hadlay

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DHAGEYSO: Dhexdhexaadin laga dhex wado kooxaha Al Shabaab Iyo Mas’uuliyiinta Beled-Xaawo?
- Nov 15, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wararka inaga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in xaaladda amnigu ay ...
DAAWO: Madaxweyne Farmaajo Oo Shaaca ka Qaaday in Itoobiya Cadow aheyd 30-sano ka hor, balse ay Jiilka Cusub Cadowtooyada ku bedeli doonaan Nabad iyo Barwaaqo?
- Nov 15, 2018
Afrikada, Muqdisho: Maxamed Cabdullaahi Farmaajo hogaamiyaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka warbixiyey ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18
- Nov 15, 2018
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18 HALKA HOOSE KA DAAWO:
Jeneraallo ka tirsanaa millitariga Itoobiya oo lagu eedeeyay in ay hubka sharci darrada ah U soo Daabuli jireen Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Addis Ababa: Shirkad ay militariga Itoobiya maamulaan oo lagu magacaabo Metec ayaa lagu ...
Xulka Itoobiya Oo 4-0 ku dhuftay xulka Qaranka Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xulka Ethipia ayaa 4-0 uga badiyay xulka Soomaaliya ee 23-jirada tartanka is ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->