Agaasimaha NISA Oo Muqdisho Ku Soo Dhoweeyey Madaxa Sirdoonka Sudan Iyo Xubno Kale | Afrikada

Agaasimaha NISA Oo Muqdisho Ku Soo Dhoweeyey Madaxa Sirdoonka Sudan Iyo Xubno Kale

Afrikada, Muqdisho: Magaalada Muqdisho waxaa maanta soo gaarey Wefdi ka socda Dowladda Sudan waxaana soo dhoweeyey Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Agaasimaha guud ee Hay’adda Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya Xuseen Cismaan Xuseen ayaa soo dhaweeyey Wafdi uu hoggaaminayey agaasimaha guud ee sirdoonka iyo nabadsugida Sudan (NISS) Gen. Salah Abdalla Mohamed Saleh.

Wafdiga oo booqasho rasmi ah ka yimid Muqdisho ayaa warar soo baxaya waxa ay sheegayaan inay la socdaan xubno ka socda sirdoonka dalka Qatar,waxana inta ay ku sugan yihiin Muqdisho kulamo ay la qaadan doonaan Madaxda ugu sareysa Hay’adda NISA ee Soomaliya,iyaga oo ka wada hadli doono qodobo dhowr ah.

Imaanshaha Wadfigaan ayaa Maanta waxaa loo xiray inta badan Wadooyinka waaweyn ee Magalada Muqdisho,waxana lagu arkayey ciidamo ku labisan dareeska ciidamadii xasilinta ee dhawaan wadooyinka Muqdisho laga qaaday.

READ MORE:  Immisa Goobood ayey ku filnaan la' yihiin Ciidammada Dowladdu? AKHRISO xog kooban

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->