DAAWO: Sirta ka Dambeysa SHIRKADDA Som-Oil iyo xiriirka Qarsoon Ee RW khayre? | Afrikada

DAAWO: Sirta ka Dambeysa SHIRKADDA Som-Oil iyo xiriirka Qarsoon Ee RW khayre?

Afrikada, Muqdisho:    Xilli aad looga dheregsan yahay in ay jirto heshiisyo badan oo qarsoodi ah oo ku saabsan Shirkado iyo shaqsiyaad cusub in ay ku lug leeyihiin shirkadda Soma-Oil, ayaa waxaa la yaab dadka ku noqotay in madaxweyne Farmaajo iyo ra’iisul wasaare Kheyre ay horumuud ka yihiin saami dhaqaale oo la sheegay in ay labada mas’uul si gaar ah ugu leeyihiin Soma-Oil, saamiga Kheyre ayaa isagu la sheegayaa in uu gaarayo ilaa 2 Milyan oo dollar.

Shacabka Soomaaliyeed ayaa is weydiinaya sababta keentay in shirka New York ee Kheyre u tagay arrimaha Soomaaliya ay Shirkado Ganacsi Goobjoog kula ahaadaan kulamada uu Madaxda iyo Ganacsatada Caalamka la yeelanayo.

Si kastaba ha ahaatee, Farmaajo iyo Kheyre ayaa mid walba kan kale tartan hoose kula jira iyadoo Kheyre arrintiisan u tagay New York u badan tahay sidii uu Lacag badan ugu sameyn lahaa shirkadaha daneynaya inay iibsadaan hantida Qaranka uu leeyahay sida Shidaalka, Macdanta iyo IWM.

READ MORE:  WAR DEG DEG AH: Maareeyihii SHIRKADDA GOLIS Oo Caawa lagu DILAY Boosaaso

Madaxda shirkadda Eurasia Drilling Company isla markaana ah Agaasimaha guud Soma Gas Mr. Richard Anderson iyo Basil Shiblaq Gudoomiye ku-xigeenka Soma Gas ayaa iyagu goobjoog ka ahaa shirarka dowladda Soomaaliya la yeelatay Shirkado iyo Dowlado.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DHAGEYSO: Dhexdhexaadin laga dhex wado kooxaha Al Shabaab Iyo Mas’uuliyiinta Beled-Xaawo?
- Nov 15, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wararka inaga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in xaaladda amnigu ay ...
DAAWO: Madaxweyne Farmaajo Oo Shaaca ka Qaaday in Itoobiya Cadow aheyd 30-sano ka hor, balse ay Jiilka Cusub Cadowtooyada ku bedeli doonaan Nabad iyo Barwaaqo?
- Nov 15, 2018
Afrikada, Muqdisho: Maxamed Cabdullaahi Farmaajo hogaamiyaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka warbixiyey ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18
- Nov 15, 2018
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18 HALKA HOOSE KA DAAWO:
Jeneraallo ka tirsanaa millitariga Itoobiya oo lagu eedeeyay in ay hubka sharci darrada ah U soo Daabuli jireen Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Addis Ababa: Shirkad ay militariga Itoobiya maamulaan oo lagu magacaabo Metec ayaa lagu ...
Xulka Itoobiya Oo 4-0 ku dhuftay xulka Qaranka Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xulka Ethipia ayaa 4-0 uga badiyay xulka Soomaaliya ee 23-jirada tartanka is ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->