DAAWO:Markab Xoolo sidey Oo SACUUDIGU dib ugu soo celiyay Boosaaso+Wasaaradda Caafimaadka Sacuudiga Oo shaacisay xaaladda? | Afrikada

DAAWO:Markab Xoolo sidey Oo SACUUDIGU dib ugu soo celiyay Boosaaso+Wasaaradda Caafimaadka Sacuudiga Oo shaacisay xaaladda?

Afrikada, Boosaaso: Warar inaga soo gaaraya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in dib loo soo celiyay markab siday xoolo ka kooban kumanaan neef oo ari ah.

Cabsi ayaa ku dhalatay xoolaleyda Soomaalida ee ku dhaqan dhammaan gobollada Waqooyi, kuwa Bari iyo bartamaha Soomaaliya.

Sidoo kale, waxaa si aad ah loo rarayaa xoolaha iyadoo loo dhoofinayo wadanka Sacuudiga waxaana lagu jiraa xilligii dhoofinta xoolaha ee u diyaar garowga bisha Carafo.

Ilaa 6 markab ayaa ka sii shiraacday dekadda Berbera kuwaasi oo uu ka hor yimid markabkii la soo celiyay oo isagu ku xirtay dekadda magaalada Boosaaso. Tani oo ka yaabisay ganacsatadii xoolaha sii wadey.

Soomaaliya ayaan weli heysanin dawooyin iyo sheybaarro casri ah oo ay ku cadeyn karaan in xoolahoodu ay ka caafimaad qabaan cudurrada halista ah ee dhalin kara cudurro ku dhici kara aadmiga. Waxaana xoolaleyda Soomaalidu iska sugtaan inta looga soo sheegay xaaladda caafimaad ee xoolahooda, kuwaasi oo xitaa marka caafimaad-darro laga soo sheego Soomaalidu iska soo ceshato kadibna iska dhaqato oo weliba inta gowracato hilibkana la iska cuno.

READ MORE:  SAWIRO: Nin Dembiile Mareykan ah Oo Xalay ku guursaday Garoowe

HALKA HOOSE KA DAAWO:

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO Somaliland oo ka carootay RUQSADII la siiyey Maraakiibta Shiineyska Iyo Shiinaha Oo Kalluunka ka Iibinaya Kenya?
- Dec 12, 2018
Afrikada, Hargeysa: Kadib markii dowladda Soomaaliya ay ruqsad siisay shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha ...
Hogaamiyeyaasha Isbedelka Waqtiga dartiis loogu kacsan yahay Caalamka AKHRISO!!!
- Dec 12, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xilli kala guur ah oo dowlad kasta ay soo bandhigeyso wixii ay ...
DHAGEYSO: Xildhibaanadii Mooshinka keenay Amar ku bixiyey in Farmaajo uusan dalka ka bixi karin?
- Dec 11, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Maxamed Cabdulllaahi Farmaajo ayaa goor dhow soo saaray ...
Gudoomiye Mursal Oo gurigiisa laga jaray Korontada, Biyaha iyo Cuntada?
- Dec 11, 2018
Afrikada, Muqdisho: Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal ayaa go'aan ku gaaray in uu ...
Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Oo loo Ogolaaday In ay la Kulmaan Gudoomiye Mursal
- Dec 11, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Soomaliya ee iyagu hogaaminaya aqlabiyadda inta badan ee ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->