DHAGEYSO: QISO Mucjiso RABAANI ah DHULGARIIRKII Oo Dhacaya Iyo Imaamkii MASJIDKA Oo Salaadda Sii wadey? | Afrikada

DHAGEYSO: QISO Mucjiso RABAANI ah DHULGARIIRKII Oo Dhacaya Iyo Imaamkii MASJIDKA Oo Salaadda Sii wadey?

Wadanka Indooneesiya waxaa ka dhacday qiso cajiib ah kadib markii dhulgariir uu dalkaasi ka dhacay. Waxaa meesha uu ka dhacay ku yaallay masaajir, sida aad sheekada hoose ku maqli doontaan.

Masaajidka ayaa waxaa jameecadu ku jirtey salaad, ha yeeshee waxaa ay maqleen shanqarta derbiyada oo gariiraya iyo xaafadaha oo jajabaya, waxaa dhacday in Imaamku sii watay salaaddii oo aanu ka bixin waxaana uu si khushuuc leh kor ugu sii qaaday Qur’aankii uu salaadda ku tujinayey.

Balse waxaa dhacday in rakcadii koowaad ay u sii adkeysteen, waxaana korkooda ku soo dumaya dhismeyaashii iyadoo Dhul-Gariirkii soo xoogeysanayo! Kadib maxaa dhacay?

Akhristow, hore ayaa waxaa Dayax-madoobaadkii loo saadaaliyey in ay jiri doonaan meelo caalamka ka mid ah oo dhul-gariiro saameyn karaan, walow khatartiisa Eebe naga magangeliyay, dadka qaar ayaa sheegaya in 11-ka Agoosto uu soo fool leeyahay Qorrax madoobaad, tani oo sanadkani 2018 ka dhigeysa sanadkii ugu isbedellada badnaa dhanka dabeecadda dunida. (Subxaannallaah)!

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO:

READ MORE:  Deg Deg: Cabdi Maxamuud Cumar "Cabdi iley" Oo is Casilay+Mas'uul Ku meel Gaar ah Oo xilka la wareegay

 

 

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO Somaliland oo ka carootay RUQSADII la siiyey Maraakiibta Shiineyska Iyo Shiinaha Oo Kalluunka ka Iibinaya Kenya?
- Dec 12, 2018
Afrikada, Hargeysa: Kadib markii dowladda Soomaaliya ay ruqsad siisay shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha ...
Hogaamiyeyaasha Isbedelka Waqtiga dartiis loogu kacsan yahay Caalamka AKHRISO!!!
- Dec 12, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xilli kala guur ah oo dowlad kasta ay soo bandhigeyso wixii ay ...
DHAGEYSO: Xildhibaanadii Mooshinka keenay Amar ku bixiyey in Farmaajo uusan dalka ka bixi karin?
- Dec 11, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Maxamed Cabdulllaahi Farmaajo ayaa goor dhow soo saaray ...
Gudoomiye Mursal Oo gurigiisa laga jaray Korontada, Biyaha iyo Cuntada?
- Dec 11, 2018
Afrikada, Muqdisho: Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal ayaa go'aan ku gaaray in uu ...
Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Oo loo Ogolaaday In ay la Kulmaan Gudoomiye Mursal
- Dec 11, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Soomaliya ee iyagu hogaaminaya aqlabiyadda inta badan ee ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->