DHAGEYSO: Nin Al-Shabaab ah Oo Cabaadkii ugu Badnaa laga keenay | Afrikada

DHAGEYSO: Nin Al-Shabaab ah Oo Cabaadkii ugu Badnaa laga keenay

Afrikada, Muqdisho:  Magaalada Muqdisho waxaa maanta isa soo dhiibay sarkaal sare oo ka tirsanaa kooxaha mintidiinta ah ee Al-Shabaab.

Ninkani ayaa isku soo dhiibay ciidamada dowladda Soomaaliya, Ninkan ayaa sheegay in lagu magacaabo Cabdirahmaan Xuseen Wardheere, shabaabka dhexdoodana looga yaqaanay Bilaal.

Warbaahinta oo uu la hadlay ayaa waxaa uu ka waramay qisadiisa isaga oo cadeeyay in muddo 12 sano ah inuu la soo shaqeynayey kooxaha Al-Shabaab.

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO:

READ MORE:  DAAWO: Madaxweynaha Cusub Ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Oo hadal Qiiro leh jeediyay+Astaanta Qaranka Soomaaliya ka Qaaday Shirka?

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->