Subscribe

DHAGEYSO: Milleteriga Itoobiya Oo AFDUUBTAY Madaxweynihii iscasilay CABDI-ILEY +Rabshado kale Oo bilowday?

Afrikada, Jigjiga:  Warar cusub oo inaga soo gaaraya is-mamulka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in Cabdi Maxamed Cumar ay wateen milleteriga Itoobiya iyaga oo si xoog ah ugala baxay madaxtooyada maamulkaasi.

Qabashada Cabdi Maxamuud Cumar (Cabdi-Iley) ayaa la sheegaya in aan hore loo sii sheegin waxaana lagu qaaday diyaarad ay leeyihiin ciidammada federaalka Itoobiya. Wararka ayaa qaar sheegaya in uu diyaaradda la raacay madaxii siyaasadda ciidanka Liyuu booliska Cabdiraxmaan Laba Gole.

Wararka qaar ayaa sheegaya in marki la qabanayey faraha la isa saaray iyagoo la laayey dad fara badan oo ciidanka ka difaacayey in ay galaan madaxtooyada.

Waxaa sidoo kale xabad waalan ay ka socotaa degaanada ku teedsan magaalada Jigjiga halkaasi oo rasaasi ka dhaceyso iyadoo ciidamo aan la garaneynin ay degaannadaasi dadka guryaha kala baxayaan iyagoo dadka qaarna dilaya.

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO:

MEYDADKA DADKA LA LAAYEY MAANTA:

READ  DEG DEG:Oromada Iyo Soomaalida Oo mar kale iska horyimid, 40 dhimasho ah

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




AKHRISO: Damaca FARMAAJO Iyo Doqonnimada XASAN Sheekh waa mid Lugooyo Ku ah Soomaalida?
- Aug 20, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wiilkii kuleejada ku soo koray waa uu naf-jeclaysanayaa isaga oo aan aqoon ...
XOG MUHIIM AH: Sidee Axmed Madoobe Si XUN Loogu Soo Bahdilay Itoobiya, muxuuse kala soo kulmay Abiy Ahmed?
- Aug 20, 2018
Afrikada, Addis Ababa: Warar hoose oo ina soo gaaraya ayaa sheegaya in hogaamiyaha Jubalan ...
DEG DEG: Xaaladda Oo meel Xun Gaartay+HUB CULUS Qoryaha BM-ka Oo TUKARAQ hoosta la isugu Dhigay??
- Aug 20, 2018
Afrikada, Tukaraq:     Xaaladda degaanka Tukaraq ayaa sii xumaaneysa iyadoo faah faahino dheeraad ah ...
Jen. Caanood Oo War Cusub Shaaca ka Qaaday?
- Aug 20, 2018
Afrikada, Muqdisho: Jen. Cabdullaahi Cali Caanood oo ahaa Abaanduulihii dhawaan xilka laga qaaday ...
Roobab Soo Dhoweeyay Xujeyda Muslimiinta Oo Maanta Taagan Banka Carafo
- Aug 20, 2018
Afrikada, Makkah: In ka badan saddex Malyuun oo xujey Muslimiin ah ayaa maanta u ...
%d bloggers like this: