Subscribe

DEG DEG: Dowladda Itoobiya Oo soo saartay Warkii ugu dambeeyay+Halka Uu ku Sugan Yahay Cabdi iley?

Afrikada, Addis Ababa:   Kadib markii lagu jahawareeray sababta loo xiray madaxweynihii kililka 5-aad Cabdi Maxamuud Cumar ayaa waxaa soo ifbaxaya warar kale oo hor leh.

Wararka ayaa sheegaya in weli dowladda Itoobiya ay ku dhegan tahay Cabdi iley iyaga oo raba in ay maxkamad soo taagaan, waxa ay ku eedeynayaan in uu isagu ka dambeeyo rabshadaha ka taagan gobolka DDSI.

Waxa ay sidoo kale ku heystaan in uu doonayey in uu isku dayo in uu gooni-u-goosad ku dhawaaqo, iyo arrimo kale oo fara badan.

War ay maanta magaalada Jigjiga ka shaaciyeen madaxda xisbiga talada haya ayaa waxaa lagu gorfeeyay sida laga yeelayo rabshadaha, waxaana saraakiil sare oo ka tirsan xisbiga taladaha haya ee Itoobiya ay markii ugu horeysay ka hadleen dhibaatada ka dhacday dhulka Soomaalida Itoobiya.

 

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ  DHAGEYSO: Maamulka Galmudug Oo mar kale Guul Darro Wajahaya

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




AKHRISO: Damaca FARMAAJO Iyo Doqonnimada XASAN Sheekh waa mid Lugooyo Ku ah Soomaalida?
- Aug 20, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wiilkii kuleejada ku soo koray waa uu naf-jeclaysanayaa isaga oo aan aqoon ...
XOG MUHIIM AH: Sidee Axmed Madoobe Si XUN Loogu Soo Bahdilay Itoobiya, muxuuse kala soo kulmay Abiy Ahmed?
- Aug 20, 2018
Afrikada, Addis Ababa: Warar hoose oo ina soo gaaraya ayaa sheegaya in hogaamiyaha Jubalan ...
DEG DEG: Xaaladda Oo meel Xun Gaartay+HUB CULUS Qoryaha BM-ka Oo TUKARAQ hoosta la isugu Dhigay??
- Aug 20, 2018
Afrikada, Tukaraq:     Xaaladda degaanka Tukaraq ayaa sii xumaaneysa iyadoo faah faahino dheeraad ah ...
Jen. Caanood Oo War Cusub Shaaca ka Qaaday?
- Aug 20, 2018
Afrikada, Muqdisho: Jen. Cabdullaahi Cali Caanood oo ahaa Abaanduulihii dhawaan xilka laga qaaday ...
Roobab Soo Dhoweeyay Xujeyda Muslimiinta Oo Maanta Taagan Banka Carafo
- Aug 20, 2018
Afrikada, Makkah: In ka badan saddex Malyuun oo xujey Muslimiin ah ayaa maanta u ...
%d bloggers like this: