DAAWO: Jeneraal Galaal: “Farmaajo Waa ku FASHILMAY Dowladnimada, Wuuna ka CABSADAY in uu Xoreeyo DALKA? | Afrikada

DAAWO: Jeneraal Galaal: “Farmaajo Waa ku FASHILMAY Dowladnimada, Wuuna ka CABSADAY in uu Xoreeyo DALKA?

Afrikada, Muqdisho: Xilli Xamar ay noqotay tuulo yar oo dadka lagu gumaado, ayaa waxaa afka furtay jeneraal Maxamed Nuur Galaal oo k tirsanaa abaanduulkii ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Jen. Galaal ayaa u waramayey telefishinka Galmudug waxaana uu carabaabay guul darrada iyo nafla-caarinimada heysata madaxweynihii dhammaa ee ummaddu u dooratay in uu calanka u sido.

Galaal ayaa tilmaamay in Farmaajo uusan aheyn siyaasi qaangaar ah isaga oo jeneraalku sababta ku sheegay in madaxweynuhu ku qaldamay hadalkii uu ku xumeeyay Jabuuti ee ahaa in ‘Eritrea laga qaado cunaqabateynta’ isaga oo Farmaajo uu adduunka u akhrinayey warqad ay diyaarisay madaxtooyada Asmara, taasi oo Galaal uu sheegay in ay ceeb ku tahay qarannimada ummada Soomaaliyeed.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ MORE:  DEG DEG: Mukhtaar Roobow Oo la afduubtay Iyo Xabadda Oo dhaceysa Baydhabo?

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO Somaliland oo ka carootay RUQSADII la siiyey Maraakiibta Shiineyska Iyo Shiinaha Oo Kalluunka ka Iibinaya Kenya?
- Dec 12, 2018
Afrikada, Hargeysa: Kadib markii dowladda Soomaaliya ay ruqsad siisay shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha ...
Hogaamiyeyaasha Isbedelka Waqtiga dartiis loogu kacsan yahay Caalamka AKHRISO!!!
- Dec 12, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xilli kala guur ah oo dowlad kasta ay soo bandhigeyso wixii ay ...
DHAGEYSO: Xildhibaanadii Mooshinka keenay Amar ku bixiyey in Farmaajo uusan dalka ka bixi karin?
- Dec 11, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Maxamed Cabdulllaahi Farmaajo ayaa goor dhow soo saaray ...
Gudoomiye Mursal Oo gurigiisa laga jaray Korontada, Biyaha iyo Cuntada?
- Dec 11, 2018
Afrikada, Muqdisho: Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal ayaa go'aan ku gaaray in uu ...
Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Oo loo Ogolaaday In ay la Kulmaan Gudoomiye Mursal
- Dec 11, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Soomaliya ee iyagu hogaaminaya aqlabiyadda inta badan ee ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->