BREAKING: 2 Beelood Oo isaga hortimid Kismaayo iyo Rasaasta Oo dhaceysa

Afrikada, Kismaayo: Dagaal hubka noocyadiisa kala duwan la isku adeegsaday ayaa ka dhacay magaalada Kismaayo ee caasimadda gobolka Jubada Hoose. Waxaa iska hor yimid maleeshiyaad aad u hubaysan kuwaasi oo la sheegay in ay qeyb ka yihiin maamul goboleedka Jubaland.

Wararka ayaa sheegaya in ay iska hor yimaadeen labo maleeshiyo beeleed oo ka dad wada dhashay ah. Xiisadda ayaa muddooyinkanba soo taagneyd ha yeeshee maanta ayaa ay madaafiicda isla dhaceen.

Horey ayaa maalinimadii shalay aheyd waxaa dowlad goboleedka Jubaland ay war ka soo saartay colaadda sokeeye ee beelaha wada dega degaanka.

Waxaana warka dowladda Jubaland uu sheegayay in maamulku uu kala dhex gali doono qeybaha ay udhaxeeyso colaadda ka taagan banaanka Kismaayo, walow cid weli kala dhex gashay aysan jirin oo weli xabadda la isku lisayo.

READ MORE:  Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar Oo Heshiis kala Saxiixday

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Askar Gaysatay Dhac U geysata Dadka Oo maxkamadda Ciidammada la soo taagay
- Oct 22, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Saldhiga degmada Dharkenley ayaa 25ka bishii sagaalaad ee sanadkan u soo gudbiyay ...
AKHRISO:Dowlada Itoobiya & Jabhada ONLF Oo Heshiisyo Nabadeed Ku kala Saxiixday Asmara
- Oct 22, 2018
Afrikada, Muqdisho: Dowlada Itoobiya iyo Jabhada ONLF ayaa maanta magaalada Asmara ee dalka Eritrea ku ...
AKHRISO: Wasaarada Arrimaha Gudaha Soomaaliya Oo War ka soo Saartay Khilaafka Dowlada Dhaxe & Maamul-goboleedyada
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Wasaaradda arirmaha gudaha ee dowlada Federaalka Somalia ayaa War ka soo saartay ...
21 OKTOOBAR: Shacabka Gobolada Waqooyi Ma waxay Ka Dagaalameen Jaad Joojintii, Mise Cadaadis Kacaanka kaga Yimid
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Maanta waxaa afartan iyo sagaal sanno laga joogaa markii ciidanka xooga dalka ...
DHAGEYSO: M/Weyne Xaaf Oo Ku Baaqay In Ciidamo Xoog badan ay Sameystaan Hogaamiye goboleedyada?
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Mamulka Puntland waxaa ka socda Shirka Golaha ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->