ADDIS ABABA: “CABDI-ILEY ayaa Weli ah madaxweynaha DDSI ee rasmiga ah?” WAR CUSUB? | Afrikada

ADDIS ABABA: “CABDI-ILEY ayaa Weli ah madaxweynaha DDSI ee rasmiga ah?” WAR CUSUB?

Afrikada, Jigjiga:  Warar is-khilaafsan ayaa ka soo baxaya xaaladihii ugu dambeeyay ee ismaamulka Itoobiya, waxaana soo baxaya tuhun ku saabsan in Cabdi-iley uu weli yahay madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya.

Horey ayaa waxaa mas’uuliyiinta Soomaalida waxa ay ku dhawaaqeen in Cabdi Iley uu xilka iska wareejiyay, balse warark hor leh ayaa sheegay in xarunta Addis Ababa looga gacan seyray arrintaasi. Dowladda Itoobiya ayaa sheegaysa in aysan iyadu ka warqadin sidaasi awgeedna la soo xiray Cabdi Maxamuud Cumar.

Tan iyo intii rabshaduhu bilowdeen ayaa waxaa la gubay ilaa 8 kaniisadood iyada oo baadariga Daniel Kibret laga soo xigtay in la dilay ilaa 6 baadari oo kale, kuwaasi oo si xun loo silciyey.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ MORE:  DAAWO Faysal Cali Waraabe "Muuse Biixi Ma joojin karo wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland?"

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO Somaliland oo ka carootay RUQSADII la siiyey Maraakiibta Shiineyska Iyo Shiinaha Oo Kalluunka ka Iibinaya Kenya?
- Dec 12, 2018
Afrikada, Hargeysa: Kadib markii dowladda Soomaaliya ay ruqsad siisay shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha ...
Hogaamiyeyaasha Isbedelka Waqtiga dartiis loogu kacsan yahay Caalamka AKHRISO!!!
- Dec 12, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xilli kala guur ah oo dowlad kasta ay soo bandhigeyso wixii ay ...
DHAGEYSO: Xildhibaanadii Mooshinka keenay Amar ku bixiyey in Farmaajo uusan dalka ka bixi karin?
- Dec 11, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Maxamed Cabdulllaahi Farmaajo ayaa goor dhow soo saaray ...
Gudoomiye Mursal Oo gurigiisa laga jaray Korontada, Biyaha iyo Cuntada?
- Dec 11, 2018
Afrikada, Muqdisho: Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal ayaa go'aan ku gaaray in uu ...
Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Oo loo Ogolaaday In ay la Kulmaan Gudoomiye Mursal
- Dec 11, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Soomaliya ee iyagu hogaaminaya aqlabiyadda inta badan ee ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->