XOG: Xubno Bani’aadam Oo Daadsan Wadooyinka Muqdisho+Waa Maxay SABABTU?

Afrikada, Muqdisho:   Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka soo kordhay warar sheegaya in ay magaaladu tahay mid cabsi badan.

Dadweynaha ayaa mar walba diyaar u ah in ay cararaan ama ay qaxaan, waxaana guryaha ay kireysteen ay yihiin kuwo ay ku talo galeen in aysan sii deganaanin iyagoo aan iibsaneynin armaajooyin, Sariiro waaweyn ama waxyaalo aan waqti dambe la qaadi karin.

Qaraxyada ayaa ah kuwo dadku aad uga cabsi qabaan iyada oo sidoo kale toogasho toos ahna ay jirto, Waxaa la soo sheegay in halka uu ka dhacay Qaraxii xalay ee Magaalada Muqdisho laga helayo warar dheeraad ah.

Qaraxan oo xalay ka dhacay Banaanka hore ee maqaaxida Somaali Koffee ayaa waxaa xilligan la soo sheegayaa in halkaa laga helay xubno aadane, oo ka go’ay dadkii xalay weerarkaa ku waxyeeloobay.

Dadkii qaraxa ku baaba’ay ayaa indhahooda, iyo dhegahooda waxaa ay ku firdhaan goobo fog fog oo ay ka mid yihiin maqaayadaha lagu caweeyo.

READ MORE:  DHAGEYSO: Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Soomaaliya Iyo Caalamka 01/08/2018

Waxaa qaraxii xalay lagu sheegay in ay dad badan ku dhinteen halka dhaawacu uu maalin waliba lugaha ka gooyo dadka ku nool magaaladani Muqdisho. Dadka wax odorosa ayaa sheegaya in shacabka caasiamadda ku nool ay boqolkiiba 40 noqon doonaan dad cuuryaamiin ah, halka 60-ka soo haray 30 ka mid ah ay noqon doonaan dad dhaawacoodu u qarsoon yahay, halka inta kalena maskaxdoodu aaney ahaan doonin sidii ay iyagu jeclaayeen in ay u noolaadaan oo rajadii ka xumaatay.

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Askar Gaysatay Dhac U geysata Dadka Oo maxkamadda Ciidammada la soo taagay
- Oct 22, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Saldhiga degmada Dharkenley ayaa 25ka bishii sagaalaad ee sanadkan u soo gudbiyay ...
AKHRISO:Dowlada Itoobiya & Jabhada ONLF Oo Heshiisyo Nabadeed Ku kala Saxiixday Asmara
- Oct 22, 2018
Afrikada, Muqdisho: Dowlada Itoobiya iyo Jabhada ONLF ayaa maanta magaalada Asmara ee dalka Eritrea ku ...
AKHRISO: Wasaarada Arrimaha Gudaha Soomaaliya Oo War ka soo Saartay Khilaafka Dowlada Dhaxe & Maamul-goboleedyada
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Wasaaradda arirmaha gudaha ee dowlada Federaalka Somalia ayaa War ka soo saartay ...
21 OKTOOBAR: Shacabka Gobolada Waqooyi Ma waxay Ka Dagaalameen Jaad Joojintii, Mise Cadaadis Kacaanka kaga Yimid
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Maanta waxaa afartan iyo sagaal sanno laga joogaa markii ciidanka xooga dalka ...
DHAGEYSO: M/Weyne Xaaf Oo Ku Baaqay In Ciidamo Xoog badan ay Sameystaan Hogaamiye goboleedyada?
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Mamulka Puntland waxaa ka socda Shirka Golaha ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->