Deg Deg: Cabdi Maxamuud Cumar “Cabdi iley” Oo is Casilay+Mas’uul Ku meel Gaar ah Oo xilka la wareegay

Afrikada, Jigjiga:   Wararkii ugu dambeeyay ee inaga soo gaaraya ismaamulka Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in xilkii uu iska casilay Cabdi Maxamuud Cumar “Cabdi Iley.”

Gudiga Fulinta Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo kulan aan caadi ahayn isugu yimid ay cabdi iley xilkii kaqaadeen kadib markii lagu qanciyey inuu is casilo.

Is-casilaadani ayaa la soo sheegayaa in uu shaaciyey saacadihii ugu dambeeyay waxaana la filayaa in uu shir jaraa’id qaban doono si uu dadka u gaarsiiyo arrinkaasi.

Warbaahinta qaar ayaa qoreysa in mas’uulkii xilka sii heyn lahaa la magacaabay. Iscasilaadda ayaa waxaa keenay sida la sheegay qalalaasaha maalmihii ugu dambeeyay lagu dilay dad badan oo ka dhacay caasimadda degaanka Soomaalida Itoobiya Jigjiga.

Axmed Cabdi ‘Ilkacase’ mas’uulka ku meel gaarka ah ee Dowlad degaanka Somalida Itoobiya.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

Source: Addis Ababa Standard

READ MORE:  Dad Badan Oo maanta lagu dilay Muqdisho?

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Askar Gaysatay Dhac U geysata Dadka Oo maxkamadda Ciidammada la soo taagay
- Oct 22, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Saldhiga degmada Dharkenley ayaa 25ka bishii sagaalaad ee sanadkan u soo gudbiyay ...
AKHRISO:Dowlada Itoobiya & Jabhada ONLF Oo Heshiisyo Nabadeed Ku kala Saxiixday Asmara
- Oct 22, 2018
Afrikada, Muqdisho: Dowlada Itoobiya iyo Jabhada ONLF ayaa maanta magaalada Asmara ee dalka Eritrea ku ...
AKHRISO: Wasaarada Arrimaha Gudaha Soomaaliya Oo War ka soo Saartay Khilaafka Dowlada Dhaxe & Maamul-goboleedyada
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Wasaaradda arirmaha gudaha ee dowlada Federaalka Somalia ayaa War ka soo saartay ...
21 OKTOOBAR: Shacabka Gobolada Waqooyi Ma waxay Ka Dagaalameen Jaad Joojintii, Mise Cadaadis Kacaanka kaga Yimid
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Maanta waxaa afartan iyo sagaal sanno laga joogaa markii ciidanka xooga dalka ...
DHAGEYSO: M/Weyne Xaaf Oo Ku Baaqay In Ciidamo Xoog badan ay Sameystaan Hogaamiye goboleedyada?
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Mamulka Puntland waxaa ka socda Shirka Golaha ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->