Subscribe

Shacabkii Muqdisho Oo HAL HAL loo Dilayo+Gadood iyo Banaanbax Saaka lala Soo kacay ?

Afrikada, Muqdisho: Waxaa magaalada Muqdisho saaka ka soconaya banaanbax ay dadku kaceen iyaga oo uga soo horjeeda dilallka dadweynaha loo geysanayo ee magaalada ku soo batay,.

Boqolaal dhalinyaro ah ayaa Saaka waxa ay isugu soo baxeen Magaalada Muqdisho, kuwaa oo ka ashtakoonaya dilalka dhallinyarada magaalada Muqdisho.

Isu soobaxan oo dhalinyaradu ay kasoo abaabuleen Warbaahinta Bulshada ayaa barqanimadii maanta waxaa uu ka bilaawday Isgooska Banaadir ee Magaalada Muqdisho.

Dibadbaxan oo ay soo qabanqaabiyeen dhalinta waxbaratay ee Muqdisho ayaa waxa uu salka ku hayaa ka dhiidhinta dilalka loo geestay dadka Magaalada ku nool.

Kacdoonkan dhalinyaro ayaa waxa uu ka bilaawday wiil dhalinyaro ah oo dhowr Maalmood kahor lagu dilay Isgooska Banaadir meel ku dhaw.

Tan iyo intii kooxaha mintidiinta Muqdisho laga saaray ayaa waxa ay maleegayeen sababo aysan Muqdisho nabad uga dhalan karin, iyaga oo maalin kastaba dila 1 ilaa 5 qof marka ay aad ixsaan u falaan.

Waxaana sidoo kale ay geystaan xasuuqyo waaweyn oo ay ku baab’iyaan dadweynaha xilli aysan dowladdu tabar dabagal iyo sirdoon midna faro ku heynin.

READ  DAAWO: Cabdi Iley Oo RAALI GELIYAY BAADARIGII Kaniisadda laga gubay?+Maxaa Loo weeraray DDSI?


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




AKHRISO: Damaca FARMAAJO Iyo Doqonnimada XASAN Sheekh waa mid Lugooyo Ku ah Soomaalida?
- Aug 20, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wiilkii kuleejada ku soo koray waa uu naf-jeclaysanayaa isaga oo aan aqoon ...
XOG MUHIIM AH: Sidee Axmed Madoobe Si XUN Loogu Soo Bahdilay Itoobiya, muxuuse kala soo kulmay Abiy Ahmed?
- Aug 20, 2018
Afrikada, Addis Ababa: Warar hoose oo ina soo gaaraya ayaa sheegaya in hogaamiyaha Jubalan ...
DEG DEG: Xaaladda Oo meel Xun Gaartay+HUB CULUS Qoryaha BM-ka Oo TUKARAQ hoosta la isugu Dhigay??
- Aug 20, 2018
Afrikada, Tukaraq:     Xaaladda degaanka Tukaraq ayaa sii xumaaneysa iyadoo faah faahino dheeraad ah ...
Jen. Caanood Oo War Cusub Shaaca ka Qaaday?
- Aug 20, 2018
Afrikada, Muqdisho: Jen. Cabdullaahi Cali Caanood oo ahaa Abaanduulihii dhawaan xilka laga qaaday ...
Roobab Soo Dhoweeyay Xujeyda Muslimiinta Oo Maanta Taagan Banka Carafo
- Aug 20, 2018
Afrikada, Makkah: In ka badan saddex Malyuun oo xujey Muslimiin ah ayaa maanta u ...
%d bloggers like this: