DHAGEYSO: Safaaradda Mareykanka Oo DIGNIINO Ka Soo saartay DDS Itoobiya? | Afrikada

DHAGEYSO: Safaaradda Mareykanka Oo DIGNIINO Ka Soo saartay DDS Itoobiya?

Afrikada, Jigjiga:   War qoraal ah oo ka soo baxay safaaradda Maraykanka ee magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya ayaa lagu sheegay in dhulka Soomaalida ee Itoobiya uu ka jiro qalalaase aad u xoogan oo saamayn balaadhan leh.

Safaaradda ayaa sheegtay in ay isha ku hayso hadba sida uu wax isu badalayaan iyo qalalaasaha ka socda dhulka Soomaalida Itoobiya kaas oo bilowday maalinimadii shalay oo Sabti ahayd.

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO:

Safaaradda ayaa dadka Maraykanka ah ee jooga deegaanada ismaamulka Soomaalida Itoobiya ugu baaqday in ay aad u taxadaraan isla markaasna ay ka fogaadaan goobaha ay dhibaatooyinku ka jiraan, waxaana safaaraddu dadka dhalashada Maraykanka haysta kula talisay in ay guryahooda joogaan.

READ MORE:  AKHRISO: Dad Soomaali ah Oo Tooreey isku dilay, Kanada

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->