DAAWO:Calanka Soomaaliya Oo laga taagay DHULKA Soomaalida Itoobiya+Ereygii ITOOBIYAAN ayaan ahay Oo meesha ka baxay? | Afrikada

DAAWO:Calanka Soomaaliya Oo laga taagay DHULKA Soomaalida Itoobiya+Ereygii ITOOBIYAAN ayaan ahay Oo meesha ka baxay?

Afrikada, Jigjiga:   Waxaa soo baxaya muuqaallo haweenka Soomaaliyeed ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya kuwaasi oo ku banaanbaxaya calanka Buluugga ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliya.

Dadka ayaa jaha wareersan iyadoo qalbiga looga xaday in horumar la gaarsiinayo, hase yeeshee markii uu yimid horumar laga helay dhinaca Eebbe ee wadankii Shidaal laga qoday ayaa su’aali gashay, cida ay yihiin Soomaalida Itoobiya? arrinkani oo keenay in hablihii shalay sitay calanka Itoobiya ay maanta ku soo banaanbaxaan calanka buluugga ah,iyagoo ku dhawaaqaya war yaal tol ah? aaway Soomaaliweyn Wuu Wuu?

Hadaba calanka buluugga ahi ma mid dagaal u taagan baa mar waliba? Sow shalay DDSI ma aysan suranin calanka Itoobiya? maxaa isbedelay? dhiiga ayaa i kacay iyo dareen kale halka hoose ka daawo.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Ilhaan Cumar Oo Xasillooni siyaasadeed heli weysay kadib helitaankii kursiga Kongresss-ka..
- Apr 16, 2019
Afrikada, Muqdisho: Tan iyo markii ay Ilhaan Cumar heshay kursiga kongress-ka Mareykanka waxa isa ...
Booliska Muqdisho Oo dilal sharciga ka baxsan fuliyey (Extra-Judicial Killings).
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli ay dowladi Soomaaliya ka jirto ayaa ciidammada booliska oo iyagu mushahar ...
DAAWO: Ciidanka XDS oo cabsi darteed awoodooda milleteri ku soo bandhigaya masrax qol dhexdiis!
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli aysan jirin meel kale ama aysan fagaaraha ku soo bandhigi ...
DAAWO: Xuska Sanadguurada Ciidammada XDS oo ka soconeysa Muqdisho
- Apr 11, 2019
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxaa la Aasaasay 12-kii April 1960-kii oo hadda ka soo ...
Kheyre oo la kulmay John Bolton. SAWIR
- Apr 11, 2019
Afrikada, Muqdisho: R/W Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay la taliyaha amniga dalka ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->