Subscribe

DAAWO:Boqor Burhaan Boqor Muuse “Shidaalka Boqolkiiba 5 Waa Wax laga xumaado, Soomaalid-Galbeed waa in ay isku tashataa”

Afrikada, Jigjiga:   Boqorka beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa ka hadlay xaaladaha maalmahan kacsan ee ka dhacaya deegaanada Ismaamulka Soomaalida Ethiopia.

Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa dhambaal culus hawada u mariyey madaxda dowladda is-maamulka Soomaalida Ethiopia, isagoona ugu baaqay shacabka in ay is dajiyaan isla markaasna ay ka shaqeeyaan xasiloonida deegaanka.

Boqor Burhaan oo soo hadal qaaday arrimha shidaalka DDSI ayaa tilmaamay in ay xaqiraad tahay in madaxweynaha itoobiya uu ku dhawaaqo in Soomaalida Itoobiya la siinayo oo keliya boqolkiiba 5 shidaalka dhulkooda laga helay.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ  DEG DEG: Qarax markii ugu horeysay Ka Dhacay Buuhoodle Iyo Mas'uuliyiin Khaatumo ka tirsanaa Oo lagu dilay

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




AKHRISO: Damaca FARMAAJO Iyo Doqonnimada XASAN Sheekh waa mid Lugooyo Ku ah Soomaalida?
- Aug 20, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wiilkii kuleejada ku soo koray waa uu naf-jeclaysanayaa isaga oo aan aqoon ...
XOG MUHIIM AH: Sidee Axmed Madoobe Si XUN Loogu Soo Bahdilay Itoobiya, muxuuse kala soo kulmay Abiy Ahmed?
- Aug 20, 2018
Afrikada, Addis Ababa: Warar hoose oo ina soo gaaraya ayaa sheegaya in hogaamiyaha Jubalan ...
DEG DEG: Xaaladda Oo meel Xun Gaartay+HUB CULUS Qoryaha BM-ka Oo TUKARAQ hoosta la isugu Dhigay??
- Aug 20, 2018
Afrikada, Tukaraq:     Xaaladda degaanka Tukaraq ayaa sii xumaaneysa iyadoo faah faahino dheeraad ah ...
Jen. Caanood Oo War Cusub Shaaca ka Qaaday?
- Aug 20, 2018
Afrikada, Muqdisho: Jen. Cabdullaahi Cali Caanood oo ahaa Abaanduulihii dhawaan xilka laga qaaday ...
Roobab Soo Dhoweeyay Xujeyda Muslimiinta Oo Maanta Taagan Banka Carafo
- Aug 20, 2018
Afrikada, Makkah: In ka badan saddex Malyuun oo xujey Muslimiin ah ayaa maanta u ...
%d bloggers like this: