DAAWO SAWIRADA: Qaraxii Caawa GILGILAY magaalada MUQDISHO+Ciidammada Oo sheegay In ay DABA-JOOGEEN gaariga QARAXA dhaliyey?

Afrikada, Muqdisho:  Qaraxii caawa ka dhacay magaalada ayaa waxa uu burburiyey maqaaxi dhowaan la furey.

Maqaaxida ayaa ku taalla dhabarka dambe ee Shineema Somalia oo ka soo horjeeda Baar-Italia ee Isgoyska Shaqaalaha.

Maqaaxida qaraxa uu ka dhacay waxaa xiligaas ku sugnaa dad fara badan oo halkaas kaga dugaashanayay roob xiligii maqribkii kadib ka da’ay Magaalada muqdisho.

Ma jirto cid ilaa haatan sheegtaya mas’uuliyada qaraxaan caawa ka dhacay magaalada Muqdisho. Laamaha amniga Muqdisho ayaa iyagu sheegay in ay ceyrsanayeen gaariga qaraxa dhaliyey balse uu garigu ku qarxay wadada Maka Al Mukarama.

HALKA HOOSE KA DAAWO SAWIRADA:

READ MORE:  DHAGEYSO: Jeel-Ogaadeen Oo dad badan laga sii daayey

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Askar Gaysatay Dhac U geysata Dadka Oo maxkamadda Ciidammada la soo taagay
- Oct 22, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Saldhiga degmada Dharkenley ayaa 25ka bishii sagaalaad ee sanadkan u soo gudbiyay ...
AKHRISO:Dowlada Itoobiya & Jabhada ONLF Oo Heshiisyo Nabadeed Ku kala Saxiixday Asmara
- Oct 22, 2018
Afrikada, Muqdisho: Dowlada Itoobiya iyo Jabhada ONLF ayaa maanta magaalada Asmara ee dalka Eritrea ku ...
AKHRISO: Wasaarada Arrimaha Gudaha Soomaaliya Oo War ka soo Saartay Khilaafka Dowlada Dhaxe & Maamul-goboleedyada
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Wasaaradda arirmaha gudaha ee dowlada Federaalka Somalia ayaa War ka soo saartay ...
21 OKTOOBAR: Shacabka Gobolada Waqooyi Ma waxay Ka Dagaalameen Jaad Joojintii, Mise Cadaadis Kacaanka kaga Yimid
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Maanta waxaa afartan iyo sagaal sanno laga joogaa markii ciidanka xooga dalka ...
DHAGEYSO: M/Weyne Xaaf Oo Ku Baaqay In Ciidamo Xoog badan ay Sameystaan Hogaamiye goboleedyada?
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Mamulka Puntland waxaa ka socda Shirka Golaha ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->