DAAWO: Garaad Saleebaan Oo Si adag uga hadlay arrimaha Somaliland Iyo Qaraxii Buuhoodle

Afrikada, Garoowe:   Garaadka ugu da’da weyn beelaha Dhulbahante Garaad Saleebaan Garaad Maxamed ayaa si kulul uga hadlay qaraxii ka dhacay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn.

Garaadka ayaa qaraxyada ku tilmaanay kuwo khatar ku ah jiritaanka beesha ee gobolka waxaana uu ku eedeeyey waxaa uu tacsi u diray qoysaskii dadkooda ku waayey qaraxaasi.

Dhanka kalena Garaad Saleebaan ayaa sheegay in aysan jiri doonin wax gorgortan ama wada xaajood ah oo ay Somaliland la geli doonaan inta ay ciidankeedu joogaan ciida gobolka Sool xalka kaliya ee kalana uu yahay inay xabad kaga saaraan.

Garaadku wuxuu sheegay in haddii Puntland ay wada hadal lagasho Somaliland aysan aqbali doonin isla markaana ay beel ahaan ula dagaalami doonaan maamulka Soomaaliland, walow uusan meesha ka saarin balanqaadka ay ka haystaan madaxda Puntland.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ MORE:  DAAWO:Wasiir-hore Xaglo-toosiye Oo Beeniyay Inuu Isku Dhiibayo Puntland

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: 10-Kii Sawir-Gacmeed Ee Ugu Dambeeyay Farshaxanka AMIIN CAAMIR
- Oct 22, 2018
DAAWO: 10-Kii Sawir-Gacmeed Ee Ugu Dambeeyay Farshaxanka AMIIN CAAMIR                 
DAAWO Faransiis, Jarmal, Iyo Ingiriis Oo Ku Gacan Seyray Jawaabta uu Sacuudigu Ka Bixiyay Dilkii Khashoggi
- Oct 22, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Boqortooyada Britain, Faransiiska iyo Jarmalka ayaa Saudi Arabia ugu baaqay iney sharraxaad degdeg ...
DAAWO: Askar Gaysatay Dhac U geysata Dadka Oo maxkamadda Ciidammada la soo taagay
- Oct 22, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Saldhiga degmada Dharkenley ayaa 25ka bishii sagaalaad ee sanadkan u soo gudbiyay ...
AKHRISO:Dowlada Itoobiya & Jabhada ONLF Oo Heshiisyo Nabadeed Ku kala Saxiixday Asmara
- Oct 22, 2018
Afrikada, Muqdisho: Dowlada Itoobiya iyo Jabhada ONLF ayaa maanta magaalada Asmara ee dalka Eritrea ku ...
AKHRISO: Wasaarada Arrimaha Gudaha Soomaaliya Oo War ka soo Saartay Khilaafka Dowlada Dhaxe & Maamul-goboleedyada
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Wasaaradda arirmaha gudaha ee dowlada Federaalka Somalia ayaa War ka soo saartay ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->