DAAWO: Cabdi Iley Oo RAALI GELIYAY BAADARIGII Kaniisadda laga gubay?+Maxaa Loo weeraray DDSI?

Afrikada, Jigjiga: Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in milleterigu uu faraha ku hayo degaannada badankood iyada oo ay weli si hoose u soconayaan dhibaatooyin iyo is-ceyr ceyrsi ka dhex soconaya Oromada Dirir Dhabe.

Soomaalida ayaa tabar u raadineysa in ay Oromada iska kiciso oo ay dhulkeeda ka xoreyso, balse arrinkasi ayaan suuro gal aheyn sababo la xiriira Oromada ayaa si baaxad leh u dhex degan Dhulka Soomaalida Itoobiya. Saas oo ay tahay dowladda Itoobiya ayaa si xad dhaaf ah Oromada ugu adeegsaneysa in Soomaalida si xoog leh loo dhex dago si ay u fududaato in dhulalka laga boobo, si la mid ah sidii Yuhuudda ay u dhex degtay Carabta, isla markaasina Falastiin har cad loogala wareegay.

Dhulka Soomaalida Itoobiya cago adag kuma taagna, waxaana uu khatar ugu jiraa in uu noqdo Falastiintii labaad? Maxaaba u dhiman?

Waxaa dhuumaaleysanaya ninka ay itoobiya u adeegsaneyso arrimaha gumeysiga kaasi oo ah Cabdi Cumar Maxamuud (Cabdi Iley) waxaana uu iska dhigayaa nin Itoobiya ka dhuumanaya.

READ MORE:  DEG DEG: XASAN KHEYRE Oo kala Ceyriyay Wasiiradii Xukuumadda Federaalka-Calaamad GUULDAROOYIN ay Dowladdu Dhex-Dabaalaneyso

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegay in Cabdi Maxamuud Cumar uu ku sugan yahay magaalada Jigjiga oo uu tan iyo shalay joogay, isagoo la kulmay Baadariga ugu weyn magaalada Jigjiga, wuxuuna raalligelin ka siiyey weerarkii lagu gubay kaniisada.

Waxaa cad in madaxweynaha DDSI Itoobiya ku sugan yahay magaalada Jigjiga oo xaaladeeda ay maanta deganeyd kadib shaqaaqooyin ay ku dhinteen dad ka badan 10 oo shalay ka dhacay magaalada.

Ciidamada federaalka Itoobiya iyo Booliska Rabshadaha ayaa ku sugan magaalada Jigjiga, waxaase amar lagu siiyey inaysan wax iska hor imaad ah la gelin ciidamada Liyu Police-ka ee taabacsan Cabdi Iley.

HOOS KA DAAWO:

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: 10-Kii Sawir-Gacmeed Ee Ugu Dambeeyay Farshaxanka AMIIN CAAMIR
- Oct 22, 2018
DAAWO: 10-Kii Sawir-Gacmeed Ee Ugu Dambeeyay Farshaxanka AMIIN CAAMIR                 
DAAWO Faransiis, Jarmal, Iyo Ingiriis Oo Ku Gacan Seyray Jawaabta uu Sacuudigu Ka Bixiyay Dilkii Khashoggi
- Oct 22, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Boqortooyada Britain, Faransiiska iyo Jarmalka ayaa Saudi Arabia ugu baaqay iney sharraxaad degdeg ...
DAAWO: Askar Gaysatay Dhac U geysata Dadka Oo maxkamadda Ciidammada la soo taagay
- Oct 22, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Saldhiga degmada Dharkenley ayaa 25ka bishii sagaalaad ee sanadkan u soo gudbiyay ...
AKHRISO:Dowlada Itoobiya & Jabhada ONLF Oo Heshiisyo Nabadeed Ku kala Saxiixday Asmara
- Oct 22, 2018
Afrikada, Muqdisho: Dowlada Itoobiya iyo Jabhada ONLF ayaa maanta magaalada Asmara ee dalka Eritrea ku ...
AKHRISO: Wasaarada Arrimaha Gudaha Soomaaliya Oo War ka soo Saartay Khilaafka Dowlada Dhaxe & Maamul-goboleedyada
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Wasaaradda arirmaha gudaha ee dowlada Federaalka Somalia ayaa War ka soo saartay ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->