DAAWO: Askari Boolis ah Oo ISAGA OO TUKANAYA lagu dilay Masjid Dhexdiis | Afrikada

DAAWO: Askari Boolis ah Oo ISAGA OO TUKANAYA lagu dilay Masjid Dhexdiis

Afrikada, Muqdisho: Askari ka tirsanaa Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa goor dhow lagu dilay degmada Xamar Jajab gaar ahaan masaajid ku yaalla Agagaarka Biyaaso Liibaro.

Sidda ay warfidiyeenka u xaqiijiyeen dad ku sugnaa goobta Askariga lagu toogtay waxa ay sheegeen in la dilay xilli uu u taagnaa rakcadii ugu dambeysay ee Salaadda Cishaha.

Rasaasta lagu dhuftay askariga ayaa sidoo kale waxaa ku dhaawacmay qof Shacab ah.

Kooxihii dilka geystay ayaa horay u qaatay qorigii uu watay Askariga.

Ciidamada Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa soo gaaray goobta uu dilku ka dhacay, waxaana hadda ay halkaasi ka waddaan howlgallo.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Ilhaan Cumar Oo Xasillooni siyaasadeed heli weysay kadib helitaankii kursiga Kongresss-ka..
- Apr 16, 2019
Afrikada, Muqdisho: Tan iyo markii ay Ilhaan Cumar heshay kursiga kongress-ka Mareykanka waxa isa ...
Booliska Muqdisho Oo dilal sharciga ka baxsan fuliyey (Extra-Judicial Killings).
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli ay dowladi Soomaaliya ka jirto ayaa ciidammada booliska oo iyagu mushahar ...
DAAWO: Ciidanka XDS oo cabsi darteed awoodooda milleteri ku soo bandhigaya masrax qol dhexdiis!
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli aysan jirin meel kale ama aysan fagaaraha ku soo bandhigi ...
DAAWO: Xuska Sanadguurada Ciidammada XDS oo ka soconeysa Muqdisho
- Apr 11, 2019
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxaa la Aasaasay 12-kii April 1960-kii oo hadda ka soo ...
Kheyre oo la kulmay John Bolton. SAWIR
- Apr 11, 2019
Afrikada, Muqdisho: R/W Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay la taliyaha amniga dalka ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->